[Sawiro Hordhac Ah] Shirweynihii Dhalinyarada Kulmiye Oo La Soo Gaba-gabeeyay Iyo Madaxweyne Xigeen Saylici Oo Ka Qayb Galay

0
Monday 19th December 2016 13:54:54 in Wararkii Maanta by Tafatiraha Guud
  • Visits: 775
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Sawiro Hordhac Ah] Shirweynihii Dhalinyarada Kulmiye Oo La Soo Gaba-gabeeyay Iyo Madaxweyne Xigeen Saylici Oo Ka Qayb Galay

    [Sawiro Hordhac Ah] Shirweynihii Dhalinyarada Kulmiye Oo La Soo Gaba-gabeeyay Iyo Madaxweyne Xigeen Saylici Oo Ka Qayb Galay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

[Sawiro Hordhac Ah] Shirweynihii Dhalinyarada Kulmiye Oo La Soo Gaba-gabeeyay Iyo Madaxweyne Xigeen Saylici Oo Ka Qayb Galay



Hargaysa (Karin) Shirweynaha Garabka Dhallinyarada heer Qaran ee xisbiga KULMIYE oo muddo laba maalmood ah ka socday magaalada Hargeysa, ayaa hadda la soo gabogabeeyey, waxaanna ka soo baxay war-murtiyeed isugu jira qorshayaasha horumarineed ee xisbigu damacsan yahay mustaqbalka iyo tallaabooyinka dhanka dhallinyarada la xidhiidha ee KULMIYE qaadayo.
Waxa kaloo xidhitaankii shirka khudbado ka jeediyey Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi iyo Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici).


Karin News
Hargaysa



 
LATEST NEWS