Musuqmaasuq Hadheeyay Guddoonka Waxbarashadda G Gobalka M/Jeex Bari:-W/Q Cabdilaahi Aadan

0
Monday 26th December 2016 20:03:09 in Aragtida Dadweynaha by Xarunta Dhexe
  • Visits: 172
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Musuqmaasuq Hadheeyay Guddoonka Waxbarashadda G Gobalka M/Jeex Bari:-W/Q Cabdilaahi Aadan

    Musuqmaasuq Hadheeyay Guddoonka Waxbarashadda G Gobalka M/Jeex Bari:-W/Q Cabdilaahi Aadan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Musuqmaasuq Hadheeyay Guddoonka Waxbarashadda G Gobalka M/Jeex Bari:-W/Q Cabdilaahi Aadan
Gudoomiyaha Waxbarashadda Ee Gobalka M/Jeex Bari Idiris Maxamed Cumar.
Oo Ku Sifoobay Musuqmaasuq ,Eex ,Nin Jeclysi Iyo Laaluush Qaadasho ,
Gudoomiyahan Oo Ahaa Markii Hore Xildhibaadii Golayaasha Deeganka Ee Hadhay Kana Sharax Naa Ururkii Mucaaradka Ahaa Ee Xaqsoor Sida Aanu Ka Oganay Illo Xoogagaala Inuu Imikana Hay Golahaa Dhexe Ee Xisbiga Waddani Lakiin Aan La Shacin Sida La Cadaynayana Uu Habeenkiina Waddani La Soo Shiro
Maalinta Xisbi Xaakaanka Uuu Xadhkaha U Jaro Isla Markana Uu Colaad Ka Dhex Abuurayo Bahdii Wax Barashada Iyo Xukuumadii Waxana Ka Mid Ah Wax Yaabaha Uu Ku Ka Cay
1.Isagaa Qaska Abuura Dugsiyada Dhexdooda Faaiidada Ugu Jirtaana Ay Tahay Inuu Ka Helo Laaluush Biidhiqate
2.Eexda Uu Ku Si Foobey Waxa U Marag Ah Isagoo Ka Saaray Hablihii Shaqaaalaha Ka Ahaa Ee Wasaaradda Waxbarashada Qaybta Barig A Ee Uu Maamulo Isagu Kuna Ee Deeyay Waxan Jirin Booskoodiina Ku Soo Badaley Wiil Uu Dhalay Iyo Dadkale Oo Ay Isku Qaraabayihiin Waliba Dhaw.
3.Isagoo Dayacay Masuuliyadii Loo Igmaday Isla Markaana Uu Wato Dantiisa Gaar Ah.
Godoomiyahan Oo Baryahan Danbe Ku Soo Baxayey Warbaahinta Ay Bulshadu Ku Xidhiidho Taas Oo Lagu Soo Eedeeyay Wax Isdaba Marin Aad U Balaadhan .
Taas Oo Ka Dhigan Baydadkii Qamaan Bulxan Eee Ahaa
Baadida Nin Baa Kula Doona Daalna Kaa Badane
Hadana Aan Doonahayn Inaad Hesho Daain Abid Kaaye
Dadkuna Mooda Yaaa Duul Wada Dhashoon Wax U Dahsoonayne
Sidaa Darted Waxaan Kula Talin Lahayn Wasaaradda Waxbarashada Ee Uu Ugu Horeeeyo Wasiirka Arag Tida Dheer Waa Inuu Ka Jaro Burandan Ka Soo Baxay Wasaaraddii Uu Gadhwadeenka Ka Haa Wasiirka Wax Barashadu .



Allaa-Mahadle
Waxa Qoray Cabdilaahi Aadan
C.Aadan@Yahoo.Com
 



Sidee U Aragtaa Warbixintan, Ka dhiibo Aragtidaada, Mahadsanid


Fadlan Erayada Aflagaadada iyo Xumaanta ah ka ilaali aragtidaada, Mahadsanid


Halkaan hoose Ku Qor Aragtidaada: Required Field.

  Tip


LATEST NEWS