Maayar Carablow Oo Muddo Hore Reer Hargaysa U Sheegay In Hargaysa Iyo Stockholm Uu Mattaanaysiinayo + Xaywaanka Eyda Hargaysa Oo Dad-cunoobay

0
Friday 30th December 2016 13:51:16 in Wararkii Maanta by Xarunta Guud
  • Visits: 463
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maayar Carablow Oo Muddo Hore Reer Hargaysa U Sheegay In Hargaysa Iyo Stockholm Uu Mattaanaysiinayo + Xaywaanka Eyda Hargaysa Oo Dad-cunoobay

    Maayar Carablow Oo Muddo Hore Reer Hargaysa U Sheegay In Hargaysa Iyo Stockholm Uu Mattaanaysiinayo + Xaywaanka Eyda Hargaysa Oo Dad-cunoobay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maayar Carablow Oo Muddo Hore Reer Hargaysa U Sheegay In Hargaysa Iyo Stockholm Uu Mattaanaysiinayo + Xaywaanka Eyda Hargaysa Oo Dad-cunoobay


Hargaysa (Karin) Maayarka magaalada hargaysa Md Cabdiraxmaan caydiid Soltelco ( Carablow ) ayaa mar uu dalxiis ku tegay caasimadda waddanka sweden ee stockholm  waxaa uu ku soo arkay sida ay u nidaamsan tahay iyo sida ay nadiifta u tahay goob kasta oo magaalada ka mid ah, hase ahaatee maayaar carablow ayaa qiiradii uu sweden ku soo arkay waxaa uu kula soo laabtay magaalada hargaysa isagoo garoonka diyaaradaha hargaysa mikirifoon wayn oo cod dheer ka dhex yidhi waxaanu mattaanaysiinaynaa hargaysa iyo stockholm .


Umadda hargaysa joogta  ayaa beenta intaa leeg waxay ku noqotay la yaab iyo fajac iyo waliba sidoo kale waxaan macquul ahayn maadaama qof kasta oo masuul ah oo markaasi qurbe inta uu tago wax ku soo arka ka dib na dalka iyo dalka intuu kula soo laabto dhawaaq qiiro ah ku sheega waxa uu sameyn doono in kasta oo aanu horeba waxaas u sameyn balse hadana sii gala been iyo dhaar dambe iyo hadal dhicisooba sida ka maayar carablowga hargaysa .

Magaalada hargaysa oo noqotay xarunta xaywaanka eyaha oo goob kasta taagan isla markaana laamiyada hargaysa meel walba tuban oo baacsanaya gawaadhida iyo bulshada ayaa lala yaaban yahay waxa uu maayar carablow wax uga qaban waayay isagoo gurta lacagaha dadka laga soo guro ee cashuurta lagu tilmaamo iyadoon dadkana waxba aan loo qaban haba yaraate .

Image may contain: one or more people, dog, outdoor and nature

Image may contain: one or more people and text


Sidee U Aragtaa Warbixintan, Ka dhiibo Aragtidaada, Mahadsanid


Fadlan Erayada Aflagaadada iyo Xumaanta ah ka ilaali aragtidaada, Mahadsanid


Halkaan hoose Ku Qor Aragtidaada: Required Field.

  Tip


LATEST NEWS