[SAWIRRO SIR CULUS AH]:- Suldaan Magafe Isku Bedelay Iyo Qalabkii Dab Damiska Oo Uu Hadhcad Gaadhi Ku Guranayo + Halkuu Awooda Ka Keenay? [Akhri Halkan]

0
Sunday 1st January 2017 17:25:41 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 12438
  • (Rating 4.3/5 Stars) Total Votes: 3
  • 2 0
  • Share via Social Media

    [SAWIRRO SIR CULUS AH]:- Suldaan Magafe Isku Bedelay Iyo Qalabkii Dab Damiska Oo Uu Hadhcad Gaadhi Ku Guranayo + Halkuu Awooda Ka Keenay? [Akhri Halkan]

    SAWIRRO SIR CULUS AH:- Suldaan Magafe Isku Bedelay Iyo Qalabkii Dab Damiska Oo Uu Hadhcad Gaadhi Ku Guranayo + Halkuu Awooda Ka Keenay? Akhri Halkan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

SAWIRRO SIR CULUS AH:- Suldaan Magafe Isku Bedelay Iyo Qalabkii Dab Damiska Oo Uu Hadhcad Gaadhi Ku Guranayo + Halkuu Awooda Ka Keenay? Akhri Halkan

Suldaan Axmed Daahir oo ka mid ah madax dhaqmeedka dalka isla markaana ah Suldaan la soo baxay awoodo dhaqanka dhaafsiisan oo aanu hore u baahinay xogo la xidhiidha in uu isagu ka taliyo xarunta Dab-damiska ayaa waxa aanu ka helnay sawiro iyo xogo dheeraad ah oo kale ah.
Suldaan Axmed Daahir ayaa hadhcad gaadhigiisa gaar ah ku daabulaya qalabkii iyo agabkii Dawlada gaar ahaan kuwii Dab-damiska kuwaasi oo laga soo iibiyey cashuurta danyarta laga qaado waxaana uu u isticmaalayaa xafiisyo uu gaar u leeyahay iyo ganacsiyo kale.
Qalabka ayaa ka kooban Qabiijiyayaal. Computero. Agab dhirta lagu beero iyo aalado kale oo uu lahaa xafiiska dab-damisku.


Ma jiro cid ka awood saraysa Suldaan Axmed Daahir oo ka joojin karta arimaha tacadiyada iyo xad-gudubka uu xafiiska ku hayo sidoo kale waa masuulka Ciidanka qora isla markaana shaqada ka caydhiya.


LATEST NEWS