HORDHAC: Burnley Vs Man City – Kadib Guuldaradii Anfield, Tababare Guardiola Oo Wiilashiisa Jawaab Wayn Ka Sugaya Iyo Sky Blues Oo Guul Ku Qasban.

0
Monday 2nd January 2017 09:28:03 in Wararkii Maanta by Xarunta Dhexe
  • Visits: 191
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HORDHAC: Burnley Vs Man City – Kadib Guuldaradii Anfield, Tababare Guardiola Oo Wiilashiisa Jawaab Wayn Ka Sugaya Iyo Sky Blues Oo Guul Ku Qasban.

    HORDHAC: Burnley Vs Man City – Kadib Guuldaradii Anfield, Tababare Guardiola Oo Wiilashiisa Jawaab Wayn Ka Sugaya Iyo Sky Blues Oo Guul Ku Qasban.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

HORDHAC: Burnley Vs Man City – Kadib Guuldaradii Anfield, Tababare Guardiola Oo Wiilashiisa Jawaab Wayn Ka Sugaya Iyo Sky Blues Oo Guul Ku Qasban.
Markii uu xili ciyaareedkani bilawday Manchester City ayaa soo guulaysatay 10 kulan oo xidhiidh ah oo tartamada oo dhan ah waxaana loo arkayay kooxda ugu cad cad ee xili ciyaareedkan Premier leaque-ga ku guulaysan karta, laakiin kooxda Guardiola ayaa sanadkan cusub ee 2017 ku bilaabanysa iyada oo kaalinta afraad u dhacday isla markaana ay Tottenham iyo Arsenal dhaafeen kadib guuldaradii Anfield kaga soo gaadhay Liverpool. Sky Blues ayaa ku soo cadho bixi karta Burnley balse kooxda ay martida ah ayaa xili fiican ku jirta.

 

XOGTA KULANKA:

 

 

TARTANKA: Premier Leaque kulankiisa 20 aad

KULANKA:Manchester City Vs Burnley

GAROONKA:Etihad Stadium

WAQTIGA: 6:00 Galabnimo Ee Saacada Geeska Afrika

GARSOORAHA:Lee Mason

WARARKA LABADA KOOXOOD EE KULANKAN KA HOR:

Manchester City ayaan qabin wax dhaawacyo cusub ah laakiin waxa uu shaki ku jiraa inLeroy Sane uu taam buuxa u noqon karo kulanka Burnley laakiin waxaa wali Sky Blues ka sii maqnaan doona kabtanka la ilaaway ee Kompany kaas oo wali dhaawac la dhibtoonaya. Fabian Delph ayaa sidoo kale maqan iyo waliba xidiga xili ciyaareedkan inta ka hadhay seegaya ee Gundogan.

Manchester City will be looking to return to winning ways against Burnley on Monday

LIISKA MAN CITY:Bravo, Caballero, Zabaleta, Sagna, Stones, Otamendi, Kolarov, Adarabioyo, Clichy, Kolarov, Toure, Fernando, Fernandinho, Sterling, Navas, De Bruyne, Silva, Sterling, Nolito, Garcia, Aguero, Iheanacho.

Dhinaca kooxda martida ah ee Burnley waxaa dib ugu soo laabanaya xidiga khadka dhexe eeJeff Hendrick kaas oo ganaax ku seegay kulankii Sunderland. Laakiin waxaa kulankan ganaax ku seegaya Dean Marney waxaana dhaawac kulankan ku seegaya difaacaJon Flanagan ee Liverpool amaahda kaga maqan.

LIISKA BURNLEY:Heaton, Lowton, Keane, Mee, Darikwa, Ward, Arfield, Boyd, Hendrick, Vokes, Gray, Robinson, Pope, Barnes, Bamford, O’Neill, Kightly, Defour, Tarkowski, Gudmundsson.

SHAXDA MACQUULKA AH EE LABADA KOOXOOD:

KAYDKA CITY:Caballero, Gunn, Garcia, Maffeo, Tasende, Kolarov, Adarabioyo, Fernando, Iheanacho, Zabaleta, De Bruyne, Sterling, Sané

KAYDKA BURNLEY:Pope, Robinson, Lafferty, Tarkowski, Darikwa, Long, Kightly, Gudmundsson, Vokes, Bamford

source laacib 




Sidee U Aragtaa Warbixintan, Ka dhiibo Aragtidaada, Mahadsanid


Fadlan Erayada Aflagaadada iyo Xumaanta ah ka ilaali aragtidaada, Mahadsanid


Halkaan hoose Ku Qor Aragtidaada: Required Field.

  Tip


LATEST NEWS