Ciidanka Dab-damiska Oo Laba Bilood Aan Mushahar Mushahar Qaadan Iyo Agaasime Ku Aqal Galay Mushaharkii Ciidanka [FADEEXAD CULUS]

0
Monday 2nd January 2017 09:54:38 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 660
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Dab-damiska Oo Laba Bilood Aan Mushahar Mushahar Qaadan Iyo Agaasime Ku Aqal Galay Mushaharkii Ciidanka [FADEEXAD CULUS]

    Ciidanka Dab-damiska Oo Laba Bilood Aan Mushahar Mushahar Qaadan Iyo Agaasime Ku Aqal Galay Mushaharkii Ciidanka FADEEXAD CULUS

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Dab-damiska Oo Laba Bilood Aan Mushahar Mushahar Qaadan Iyo Agaasime Ku Aqal Galay Mushaharkii Ciidanka FADEEXAD CULUS

Hargeysa (KNN):- Agaasimaha Dab-damiska ahna masuul ka tirsan Dawlada Hoose isla markaana ka awood badan Darajada Taliye haysto ayaa tacadiyo ku cusub nidaamka dawlada waxa uu kula kacay Ciidanka Dab-damiska Caasimada Hargeysa isaga oo gacan saar ka helaya masuuliyiin kuraas sare ku fadhiya.

Agaasime Xaashi waxa uu ku mehersaday Mushaharkii Ciidanka Dab-damiska oo ilaa hada aan mudo laba bilood ah wax mushahar ah qaadan halka isagana mushaharkiisii loo qadimay mudo laba sano ah.


Agaasimaha ayaa ciidanka u sheegay in aanu jirin wax mushahar ah oo ay qaadanayaan mar hadii dawladu kala guur tahay iyada oo laga cabsi qabo in arintan uu ka dhasho kacdoon ciidan oo aan wali ka dhicin Somaliland intii ay jirtay.

Wali lama arag masuul dhalinyar awood badan oo ku tacadiyada mushaharka ciidan naftood hurayaal ah oo xaasas iyo caruur leh.


Sidee U Aragtaa Warbixintan, Ka dhiibo Aragtidaada, Mahadsanid


Fadlan Erayada Aflagaadada iyo Xumaanta ah ka ilaali aragtidaada, Mahadsanid


Halkaan hoose Ku Qor Aragtidaada: Required Field.

  Tip


LATEST NEWS