[Halkan Ka Eeg]:-Cristiano Ronaldo Iyo Pepe Oo Seegi Doona Kulanka Ay Real Madrid Caawa La Leedahay Sevilla

0
Wednesday 4th January 2017 09:29:57 in Wararkii Maanta by Xarunta Dhexe
  • Visits: 166
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Halkan Ka Eeg]:-Cristiano Ronaldo Iyo Pepe Oo Seegi Doona Kulanka Ay Real Madrid Caawa La Leedahay Sevilla

    Halkan Ka Eeg:-Cristiano Ronaldo Iyo Pepe Oo Seegi Doona Kulanka Ay Real Madrid Caawa La Leedahay Sevilla

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Halkan Ka Eeg:-Cristiano Ronaldo Iyo Pepe Oo Seegi Doona Kulanka Ay Real Madrid Caawa La Leedahay Sevilla

Cristiano Ronaldo ayaa seegi doona kulanka ay kooxdiisa caawa la ciyaareyso Sevilla kulan ka tirsan Copa del Rey waana kulankooda ugu horeeya ee sanadkaan cusub.

Weeraryahanka reer Portugal ayaa laga saaray 19-ka xidig ee kulankaan loo soo xulay tababare Zidane ayaana go’aansaday inuu nasiyo CR7 madama bishaan January ay kulamo badan ciyaari doonaan.

Sidoo kale Gareth Bale ayaa isna seegaya kulankaan taasoo ka dhigan in BBC ay qabyo tahay waxaana ka nool (B) Karim Benzema

Sergio Ramos iyo Pepe ayaa qudhooda seegi doonaan ciyaartaan inkastoo ay tababar qaateen, waxaana la rajeynayaa in Nacho iyo Varane ay isku wehlin doonaan daafaca dhexe.

Tababare Zidane ayaa xaqiijiyay in Pepe uusan wali taam aheyn sidoo kalana Ramos uu wali dareemayo raaxo darro dhanka muruqa ah taasoo keentay in kulankaan laga saaro.

Source:-laacib


Sidee U Aragtaa Warbixintan, Ka dhiibo Aragtidaada, Mahadsanid


Fadlan Erayada Aflagaadada iyo Xumaanta ah ka ilaali aragtidaada, Mahadsanid


Halkaan hoose Ku Qor Aragtidaada: Required Field.

  Tip


LATEST NEWS