[Hadda Gudaha Ka Eeg]Shaxda Kooxda Ilaa Hadda Premier Leaque-ga Ugu Fiican Ee Ku Salaysan Xogta Ciyaartoyda Laga Ururiyay Oo La Soo Saaray

0
Friday 6th January, 2017 in Wararkii Maanta by Tafatiraha Guud
  • Visits: 307
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Hadda Gudaha Ka Eeg]Shaxda Kooxda Ilaa Hadda Premier Leaque-ga Ugu Fiican Ee Ku Salaysan Xogta Ciyaartoyda Laga Ururiyay Oo La Soo Saaray

    [Hadda Gudaha Ka Eeg]Shaxda Kooxda Ilaa Hadda Premier Leaque-ga Ugu Fiican Ee Ku Salaysan Xogta Ciyaartoyda Laga Ururiyay Oo La Soo Saaray

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

[Hadda Gudaha Ka Eeg]Shaxda Kooxda Ilaa Hadda Premier Leaque-ga Ugu Fiican Ee Ku Salaysan Xogta Ciyaartoyda Laga Ururiyay Oo La Soo Saaray Qiimayntan ayaa ku salaysan boos kasta ciyaartoyga ugu bandhiga fiicnaa ee qiimaynta ugu badan ka helay Whoscored.com. Haddaba halkan kaga bogo shaxda kooxda ilaa hadda Premier Leaque-ga ugu fiican ee xidigaha bandhiga fiican soo sameeyay, qiimayntooda iyo kooxaha ay ka soo kala jeedaan oo dhamaysitan.

 

Jordan Pickford (Sunderland) Qiimaynta- 7.07

Alexis Sanchez and Kyle Walker are both included in the team

Kyle Walker (Tottenham) Qiimaynta – 7.43

 

Nicolas Otamendi (Manchester City) Qiimaynta – 7.66

Virgil van Dijk continues to show his qualities for Southampton

Virgil van Dijk (Southampton) Qiimaynta – 7.45

Danny Rose (Tottenham) – Qiimaynta 7.46

Sadio Mane (Liverpool) Qiimaynta- 7.57

Paul Pogba (Manchester United) Qiimaynta – 7.85

Philippe Coutinho has enjoyed another good season with Liverpool

Philippe Coutinho (Liverpool) Qiimaynta – 7.85

Eden Hazard (Chelsea) Qiimaynta– 7.93Diego Costa and Eden Hazard have been on top form for Chelsea

Diego Costa (Chelsea) Qiimaynta – 7.71

 

Alexis Sanchez (Arsenal) Qiimaynta- 7.89


LATEST NEWS