Barkhadow' Bakhayl Lama Noqdo' Beesha Kala Tuura '''

0
Saturday 7th January 2017 20:42:31 in Aragtida Dadweynaha by Xarunta Dhexe
  • Visits: 194
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Barkhadow' Bakhayl Lama Noqdo' Beesha Kala Tuura '''

    Muqaal:-Barkhadow' Bakhayl Lama Noqdo' Beesha Kala Tuura '''

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqaal:-Barkhadow' Bakhayl Lama Noqdo' Beesha Kala Tuura '''

Anigoo ka mid ah dhallinyarta qurbejooga aqoonyahanada Beelweynta Adan Madoobe ee kunool dalkan UKay.

Waxaan muddo dheer iftiiminayey caleemo-saarkii deg-dega ku yimi ee Chief Caaqil Barkhad Cabdi Sheybe oo aan ka digey Tolweynaha aqoontiisa iyo labeenta qoorweynta usoo bandhigey inaanu Barkhad lahayn mugi iyo miisankii Caaqilnimo.


Laakiin u dumaal ku helay laguna xaqdhowray aanu'se karti aqoon waayeelnimo' deeq,dood midna hibo u lahayn iyaado ay sidaas tahay ayuu Chief Caaqil Barkhad Cabdi Sheybe imika bilaabay inuu Suldaannimo loo dalaacsiiyo' taas oo keentay burbur khilaaf ba'aan kalsooni darro midnimo' la'aan aan abidkeed soo food saarin beesha Adan Madoobe.

Maantada ka sakow anigoo og inaad Suldaan Mustafe Max'ed Adanweyne aad ka hinaasday baahii ku geysa Suldannimo ma jirto ee Joog inadeer Habar wadaag''''

Barkhadow inadeer ama habar wadaag kumaan nin oo beesha ah ayaa ka libaaxnimo badan u qalma ka barqaabsan ee deg, dega iyo siyaasad jacayl laab la kaca jooji oo imanso Caaqilnimadaas aad dumaasha ku heshay.


By: Cabdi Jamaac Cardiff, UK



Sidee U Aragtaa Warbixintan, Ka dhiibo Aragtidaada, Mahadsanid


Fadlan Erayada Aflagaadada iyo Xumaanta ah ka ilaali aragtidaada, Mahadsanid


Halkaan hoose Ku Qor Aragtidaada: Required Field.

  Tip


LATEST NEWS