Afhayeenka Xisbiga Waddani Oo Dhaawac Lugta Ahi Soo Gaadhay Iyo Xaalada Uu Ku Sugan Yahay Hada [Halkan Akhri]

0
Sunday 8th January 2017 09:37:24 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 1300
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Afhayeenka Xisbiga Waddani Oo Dhaawac Lugta Ahi Soo Gaadhay Iyo Xaalada Uu Ku Sugan Yahay Hada [Halkan Akhri]

    Afhayeenka Xisbiga Waddani Oo Dhaawac Lugta Ahi Soo Gaadhay Iyo Xaalada Uu Ku Sugan Yahay Hada Halkan Akhri

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Afhayeenka Xisbiga Waddani Oo Dhaawac Lugta Ahi Soo Gaadhay Iyo Xaalada Uu Ku Sugan Yahay Hada Halkan Akhri

Afhayeenka Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Ibraahim Mahdi Buubaa ayaa waxa soo gaadhay dhaawac jabniin lugta ah ka dib markii uu ku siibtay guriga uu magaalada Hargeysa ka degan yahay.
Image may contain: 1 person, sitting, shoes and indoor
Ma jiro cid booqotay wali dhaawaca afhayeenka xisbiga Waddani balse Buubaa ayaa sheegay in xaaladiisa caafimaad ay aad u wanaag san tahay.
LATEST NEWS