Halkan Ka Eeg Madaxweynaha Ivory Coast,Oo Sheegay Inuu Heshiis Lagu Soo Af-Jarayo Gadoodkii Askarta Ciidanka.

0
Sunday 8th January 2017 09:30:48 in Wararkii Maanta by Xarunta Dhexe
  • Visits: 260
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Halkan Ka Eeg Madaxweynaha Ivory Coast,Oo Sheegay Inuu Heshiis Lagu Soo Af-Jarayo Gadoodkii Askarta Ciidanka.

    Halkan Ka Eeg Madaxweynaha Ivory Coast,Oo Sheegay Inuu Heshiis Lagu Soo Af-Jarayo Gadoodkii Askarta Ciidanka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Halkan Ka Eeg Madaxweynaha Ivory Coast,Oo Sheegay Inuu Heshiis Lagu Soo Af-Jarayo Gadoodkii Askarta Ciidanka.



Mudane Ouattara wuxu yidhi cabashadii askarta ee ahayd in waxa laga qabto mushaharooyinka iyo duruufaha nololeed ee ay ku suganyihiin wax waa laga qabanayaa, iyagana wuxu ku tirtirsiyey in ay ku noqdaan xeryahooga.

Wasiirka gaashaan dhigga Ivory Coast, Alain-Richard Donwahi, oo ay askarta gadoodday qabsadeen ayaa isna la sii daayey.

Mudane Donwahi wuxu wada hadallo kaga qabyb galayey magaalada badhtamaha dalka ku taal ee Bouake oo Jimcihii gadoodku ka bilaabmay.

Ilaa haatan ma cadda in askarta gadoodsani aqbali doonaan heshiiska dawladda iyo in kale.

LATEST NEWS