Waa Sidee Xidhiidhka Ka Dhexeeya Suldanka Falagobay ee Wabar Iyo Musharax Maxamed Cali+Xisbiga Waddani

0
Sunday 8th January, 2017 in Wararkii Maanta by Borama Office
  • Visits: 414
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waa Sidee Xidhiidhka Ka Dhexeeya Suldanka Falagobay ee Wabar Iyo Musharax Maxamed Cali+Xisbiga Waddani

    Waxaa Maalmihii Udan Beyay ka DhacayayMagalada Boorama Kulamo Ay Wada Yeesheen Maxda Xisbiga WADDANI iyo Wakiilo ka Socda jabhada Suldan Wabar ,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa Maalmihii Udan Beyay ka DhacayayMagalada Boorama Kulamo Ay Wada Yeesheen Maxda Xisbiga WADDANI iyo Wakiilo ka Socda jabhada Suldan Wabar ,
Labadani Garab Oo Si Qarsoodiya Ugu Kulmaya Magalada Quljeed Ayaa Kululankaasi Waxaa Soo Qaba Qabaabiyay Masuuliyiinta Dagmada Qunjeed ,
Gundhiga Kulankaasi Ayaa Ahaa Sidii Loo Soo Celinlahaa Fara Galintii Qalafsanayd ee suldankii falagoobay ,Si Dib Loogu Dhigo Doorashooyinka 
Waxaana Aan Xogtan Ka Helnay Odayal Kamida Kuwii Ka Qayb Galay Kulankaasi ,

Dhankaka Kalana Waxaa Jira Warar Ka Soo Baxaya Isla madashasi Uu Ka Socdo Kulankaasi Oo Lagu sheegayo Inay jIraan Madax Doonaya Inay Maalinta Bariya Ragan Dagmada Quljeed ,
Waxaa Madaxdaasi Kamid
1- Madaxwayne Ku Xigenka Xisbiga Wadaani,
2-Xohayaha Warfafinta xisbiga Waddani,
3- Wasiir Ku Xigenka Cafimadka
4-Odayal, Cuqal Wax Garad Iyo Qurbo Hooga Beelaha Suldan Wabar,


              Wixii Faahfaahinka Soo Baxda Kala Soco Karinnews,com
                     Isagoo Muuqala Dhawan Filo

wartolmon12@hotmail.xom
Xafiiska Wararka 
Boorama
LATEST NEWS