[Hoos Ka Akhri]:- Saxaafada Spain Oo Shaacisay In Real Madrid Ay Shan Xiddig Ku Yeelan Doonto Shaxda Sannadka Ee FIFA FIFPro.

0
Monday 9th January 2017 08:46:10 in Wararkii Maanta by Xarunta Dhexe
  • Visits: 243
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Hoos Ka Akhri]:- Saxaafada Spain Oo Shaacisay In Real Madrid Ay Shan Xiddig Ku Yeelan Doonto Shaxda Sannadka Ee FIFA FIFPro.

    Hoos Ka Akhri Saxaafada Spain Oo Shaacisay In Real Madrid Ay Shan Xiddig Ku Yeelan Doonto Shaxda Sannadka Ee FIFA FIFPro.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hoos Ka Akhri Saxaafada Spain Oo Shaacisay In Real Madrid Ay Shan Xiddig Ku Yeelan Doonto Shaxda Sannadka Ee FIFA FIFPro.

Kooxda Real Madrid ayaa noqon doonta kooxda xiddigaha ugu badan ku leh shaxda sannadka ee FIFA FIFPro World XI 2016 oo si rasmi ah loo shaacin doono caawa xaflada ka dhaceysa magaalada Zurich, sida ay shaaciyeen wargeysyada Spain ka soo baxa ee AS iyo Marca.

 

Waxaa la fahamsan yahay in shaxda sannadka adduunka oo ay u codeeyeen in ka badan 25 kun ciyaartoy oo kubada cagta ku xamaashada inay ku jiri doonaan shan ciyaartoy oo u dheesha Real Madrid.

 

Waxa ay sidoo kale warbaahinta Spain sheegayaan in ciyaartoy kale oo La Liga ah la xaqiijiyay inay ka soo muuqan doonaan shaxda sannadka iyadoo Lionel Messi iyo Antoine Griezmann ay weerarka kula biirayaan Real Madrid.

Waxaase su’aalo ay dul saaran tahay xiddigaha harsan ee ka soo muuqan doona khadka dhexe, daafaca iyo goolka.

Source:-Laacib




Sidee U Aragtaa Warbixintan, Ka dhiibo Aragtidaada, Mahadsanid


Fadlan Erayada Aflagaadada iyo Xumaanta ah ka ilaali aragtidaada, Mahadsanid


Halkaan hoose Ku Qor Aragtidaada: Required Field.

  Tip


LATEST NEWS