Aamindaro , W/Q:Mohamed xassan - Waxaan ahay

0
Monday 9th January 2017 09:10:51 in Aragtida Dadweynaha by Xarunta Dhexe
  • Visits: 103
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Aamindaro , W/Q:Mohamed xassan - Waxaan ahay

    Aamindaro , W/Q:Mohamed xassan - Waxaan ahay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Aamindaro , W/Q:Mohamed xassan - Waxaan ahay Waxaan ahay muwaadin reer somaliland ah oo ka qaxay dalka 1988 ano jiraa 6 Sano una qaxay dhulka somaalida laga xoogay ama xiligii gumaaysiga

Asalaama calaykum wa raxmaxmatulaahi wa barakaatu.

Ugu horayn waxaan halkan kawada salaamaya dhamaan shacabka reer somaliland gaar ahaan madaxweynaha xukuumada maxamed Axmed silaanyo iyo guddoomiyayasha asxaabta islamarkaasna ah musharaxiinta madaxtinimada muxaafid iyo mucaaradba

Waxaan ahay muwaadin reer somaliland ah oo ka qaxay dalka 1988 ano jiraa 6 Sano una qaxay dhulka somaalida laga xoogay ama xiligii gumaaysiga ingiriisku hadyada uu siiyay dalka itoobiyaa kuna soo laabtay 1991 barco arkayna qasaasirihi soo gaadhay dalka iyo dadkaba oo anigo aan wali fahmin sida ayay wax uu dhaceen hadana nasiib daro dagaal sokeeye darti mar labaad ugu qaxay itoobiyaa hadana kuu nool qurbaha gaar ahaan magaalada Brussels oo ah caasimada dalka belguim




xarunta midowga yurub islamarkaasna ah magaalada ay 30.000kun oo olalayaal ahi ugu olaleeyaan cidkasta oo fakir kale wadata sida citiraafka somaliland rabto amaba shirkado isku biiray(multinational compa) oo ariimo kale hirgalin raba ay ka hawl galaan oo nasiib daro aanan wali kuu arkin cid somaliland matasha. waxaa dhmaadki 2016 Brussels nagu maray Brussels

 

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire oo noo sheegay inloo baahan yahay 2ba milyan oo lagu keenii karo citiraafka somaliland uu baahan tahay???????

In Somaliland corruption is an epidemic and daily practices during the current administration led by President silaanyo and his team . Millions of dollars stolen from the people by the group of individuals close to the current system.In musuqmaasuqa Somaliland waa cudur dillaaca iyo dhaqanka maalin kasta inta lagu jiro maamulka hadda jira uu hogaaminayo Madaxweyne Siilaanyo iyo kooxdiisa. Malaayiin doolar oo laga xaday dadka oo ay xadeen koox iyo shaqsiyaadka u dhow nidaamka haddba MANA walaan mise hee cadan ayaa laga heesaya,??? Sikastaba ha ahaatee xukuumada maxamed Axmed silaanyo waxay cadaynaysaa inaanu madaxweynhu waxba ogayn ee Raga iyo marwooyinka la wada oogsoonyahay sida samsam iyo maxamuud xaashi ay meesha kan faa'idaysa ayan

Laakiin haday moodayan in"aay dadka qaldii karaan dad ka aqoon badan oo awood badan oo reer somaliland ah ayaa jooga ee taas ha ogaadan

President Afrika corruption organisation

Mohamed xassan

mohamed ali <rakim-3@hotmail.com



Sidee U Aragtaa Warbixintan, Ka dhiibo Aragtidaada, Mahadsanid


Fadlan Erayada Aflagaadada iyo Xumaanta ah ka ilaali aragtidaada, Mahadsanid


Halkaan hoose Ku Qor Aragtidaada: Required Field.

  Tip


LATEST NEWS