"Aniga Iyo Xirsi Ka Gidaar Madhan Loo Dhiibay Saadanbe Ayaa La Arki" Gudoomiyaha Ku Meel Gaadhka Ah Ee Waddani Oo Hadlay

0
Monday 9th January 2017 10:28:54 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 2461
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    "Aniga Iyo Xirsi Ka Gidaar Madhan Loo Dhiibay Saadanbe Ayaa La Arki" Gudoomiyaha Ku Meel Gaadhka Ah Ee Waddani Oo Hadlay

    "Aniga Iyo Xirsi Ka Gidaar Madhan Loo Dhiibay Saadanbe Ayaa La Arki" Gudoomiyaha Ku Meel Gaadhka Ah Ee Waddani Oo Hadlay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Aniga Iyo Xirsi Ka Gidaar Madhan Loo Dhiibay Saadanbe Ayaa La Arki" Gudoomiyaha Ku Meel Gaadhka Ah Ee Waddani Oo Hadlay

Gudoomiyaha Kumeel Gadhka ah ee xisbiga Waddani Cabdiqaadir Jirde ayaa waxa uu sheegay in dadbadan ku cabsi galiyaan in xirsi Xisbiga af-duubayo sidii uu u qabsaday Madaxtooyada waxaana uu jirde sheegay in isagu xilkan hogaamiyaha xisbiga uu isagu abuuray isla markaana uu markii hore isagu xilkaas lahaa balse markii danbe uu ku wareejiyey Xirsi.

Cabdiqaadir Jirde ayaa sheegay in isagu ka awood badan yahay xilka Xirsi Cali dadkuna ay ogaan doonaan marka la gaadho saadanbe.

Durba waxa soo baxayo khilaaf u dhaxeeya nidaamka awood qaybsiga xisbiga Waddani oo xilal isku mid ah kala midab laga dhigay isla markaana xubno kala aragti fog lagu taxay.


Sidee U Aragtaa Warbixintan, Ka dhiibo Aragtidaada, Mahadsanid


Fadlan Erayada Aflagaadada iyo Xumaanta ah ka ilaali aragtidaada, Mahadsanid


Halkaan hoose Ku Qor Aragtidaada: Required Field.

  Tip


LATEST NEWS