Madaxweyne-Siilaanyo-Oo-Tacsi-Guud-Iyo-Mid-Gaar Ahba U Diraya Caaqil Cabdi Cabdillaahi Maxamed (Cabdi Carab) Oo Ku Geeriyooday Burco

0
Tuesday 10th January, 2017 in Wararkii Maanta by Xarunta Dhexe
  • Visits: 356
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne-Siilaanyo-Oo-Tacsi-Guud-Iyo-Mid-Gaar Ahba U Diraya Caaqil Cabdi Cabdillaahi Maxamed (Cabdi Carab) Oo Ku Geeriyooday Burco

    Madaxweyne-Siilaanyo-Oo-Tacsi-Guud-Iyo-Mid-Gaar Ahba U Diraya Caaqil Cabdi Cabdillaahi Maxamed (Cabdi Carab) Oo Ku Geeriyooday Burco

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne-Siilaanyo-Oo-Tacsi-Guud-Iyo-Mid-Gaar Ahba U Diraya Caaqil Cabdi Cabdillaahi Maxamed (Cabdi Carab) Oo Ku Geeriyooday Burco


TACSI MADAXWEYNE

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland waxa uu tacsi u dirayaa madaxda dhaqanka Somaliland, waxgaradka, waayeelka, aqoonyahanka, qoyskii, eheladii, qaraabadii, asxaabtii iyo shacbiga somaliland ee uu ka baxay Alle ha u naxariisteeMarxuum Caaqil Cabdi Cabdillaahi Maxamed (Cabdi Carab)oo ku geeriyooday magaalada Burco 



Madaxweynaha qaranka Somaliland waxa uu marxuumka ku sifeeyey tiir ka mid ah tiirarka madaxda dhaqanka togdheer, door muhiima ku lahaa dib u dhiskii iyo nabad kuwada noolaanshaha beelaha Somaliland ku wada dhaqan.


Madaxweynuhu waxa uu marxuumka ALLE uga baryayaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo madaxda dhaqanka, waxgaradka, waayeelka, aqoonyahanka, qoyskii, eheladii, qaraabadii, asxaabtii iyo shacbiga Somaliland ee uu ka baxayna samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo.

 

 

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN

Xuseen Aadan Cige (Deyr)

Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.

LATEST NEWS