CAQLI DUMAY++Qalinkii Maxamed Yaasiin Maxamed

0
10 January 2017 09:30 in Aragtida Dadweynaha by Xafiiska Sare
  • Visits: 196
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    CAQLI DUMAY++Qalinkii Maxamed Yaasiin Maxamed

    CAQLI DUMAY++Qalinkii Maxamed Yaasiin Maxamed

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

CAQLI DUMAY++Qalinkii Maxamed Yaasiin Maxamed
QOLADII KULMYE maxaa loo soo sheegaay talow? yar iyo wayn waxaa ka soo hadhay doorasho,wax la yidhi kulmiye wuxuu isku halaynayaa gebi ahaan codadka lixda caasimadood ee waawxayn laascaanood iyo caynaba in uu ka dhaashanayo,Gar adag iyo ceel afwayn waa cidla oo dadkii wuu ka hayaamay sidaa daraadeed ceerigaabo iyana cod badan kama filayo sidaa daraadeed burco wuxuu isleeyahay cidi kaa badsan mayso,sheekh iyo berberana wakaaladii jamaal ayaa u ansixisay inaanay meel kale ahayn xaasi kulmiye,oodwayne iyo salaxlay dadkeedii waa kuwaa wajaale jooga,hargaysana inaan cidi kaga cod badsanayn fooxaa cadeeyey,boorama iyo saylacna sidii ina muumin seed loo soo dhaweeyey Habar carfaan maxamed case iyo ciiseba waa kulmiyahano sidaad daraadeed marka laysu geeyo codadkaasi waa ani foos loomana baahna tuulooyin iyo miyi cidi ka codayso dadka wixii tafaraaruqay ee tegay karkaar Bari,eyl,iyo Garoowe dhinaciisa waxba maaha waraaqaha codayntana siilaanyo haloogu sii dhiibo sanadka danbe iyo golaha wakiiladay siin doonaane,xaalka abaartuna waa sidii kaadirArdaaga Maxamed Cali Bilesheegoo sidii (aadan cade )ayaynu gacana qoriga ku dagaalamaynaa midna aftida ku gelaynaa,aqoonyahan sidaasuu u dhigay iyadoo taako walba oo dhulkeenii ka mid ah uu halase ka baxayo,adna waxaad tidhi waxan aad halkan ku soo qorayso,idinka iyo dadkuna kala maan ayaad tihiin allow sahal amuuraha,illahay wax iiguma kiin dhiibo saa nina tayda iigama xoog badnee,markaanse labada dhinac kii doonaaba ha noqdee uu guulaysto inta maanta doorasho la galo oo kolayba annagu waa danyartee codayn maynee aad idinku reernimo aad isugu shubtaan yaa loo talin doonaa waa yaabe,yaad adigu xukumi ama kaad xanbaarsantahay uu u talin doonaa ama uu ka kaleba u talin doonaa,aqoontiin guurtay waad rarteen bahashii meel fog ayaadna gayseen allaa ogna sidii looga soo celin balse teelo noomaydaan dhigan


LATEST NEWS