Madaxwayne Siilanyo Waxa Lagu Khasbayaa Doorashada Dib U Dhig Riyaalena Waxa Laga Kari Wayey Doorashada Qabo

0
Tuesday 10th January 2017 09:34:28 in Aragtida Dadweynaha by Xarunta Dhexe
  • Visits: 120
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 2 0
  • Share via Social Media

    Madaxwayne Siilanyo Waxa Lagu Khasbayaa Doorashada Dib U Dhig Riyaalena Waxa Laga Kari Wayey Doorashada Qabo

    Madaxwayne Siilanyo Waxa Lagu Khasbayaa Doorashada Dib U Dhig Riyaalena Waxa Laga Kari Wayey Doorashada Qabo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxwayne Siilanyo Waxa Lagu Khasbayaa Doorashada Dib U Dhig Riyaalena Waxa Laga Kari Wayey Doorashada Qabo

Waa halkii uu Cabdi Waraabe ka lahaa Cabdiraxmaan Tuurna waxaan ka kari waayey waardadkaaga la hadal Ina Cigaala waar dadkaaga ka aamu baan ka kari waayey,siddaa darteed bulshadani Madaxweynaa waa ogoshahay in loo kordhiyo intuu doono laakiin isagaan ogolayn oo jecel inuu ka dego kursiga maadaama oo mudo xileedkiisii dhammaaday.

Madaxweyne Siilaanyo waxaa taariikhda u geli doonta wax qabadkiisa iyo horumarka uu dalka ka hirgeliyey intii uu xukunka hayey,balse waxaan la saadaalin Karin xukuumadda bedelaysa sida ay dalkan uga hirgelin doonto horumarka uu dalkana u baahanyahay iyo tallaabooyin mihiima oo kor loogu qaadayo ambaqaadka iyo kor u qaadka hawlaha qaran ee mustaqbalka dalka .

Sidaa daraadeed wuxuu mutaystay madaxweyne siilaanyo in uu baal dahaba ka galay dalkan taariikhdiisa,taas oo uu ku mutaystay isku wadka iyo horumarinta dhinac walba ah ee uu bulshadan u horseeday.

Taas oo ay ummadiisu ajar iyo abaalba uu kaga kasbaday laguna xusi doono inta ummaddani ay aduunyadda joogto.

Haddaba waxaan ku soo gebogebaynayaa hala kala saaro shaqada komishanka iyo ta qaranka ee mudo kordhinta oo mid walba ay hay’ado ku xil leh ay khusayso.

Musa Hamud Aden, ERIGAVO




Sidee U Aragtaa Warbixintan, Ka dhiibo Aragtidaada, Mahadsanid


Fadlan Erayada Aflagaadada iyo Xumaanta ah ka ilaali aragtidaada, Mahadsanid


Halkaan hoose Ku Qor Aragtidaada: Required Field.

  Tip


LATEST NEWS