[DEG DEG]:- Sadexda Gudoomiye Oo Kulan Gaar Ah Jilbaha Isku Dhigaya Saaka Iyo Arinta Doorashada Oo Meel Xaasaasi Ah Maraysa + Akhri Halkan

0
Tuesday 10th January 2017 10:46:24 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 714
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [DEG DEG]:- Sadexda Gudoomiye Oo Kulan Gaar Ah Jilbaha Isku Dhigaya Saaka Iyo Arinta Doorashada Oo Meel Xaasaasi Ah Maraysa + Akhri Halkan

    [DEG DEG]:- Sadexda Gudoomiye Oo Kulan Gaar Ah Jilbaha Isku Dhigaya Saaka Iyo Arinta Doorashada Oo Meel Xaasaasi Ah Maraysa + Akhri Halkan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

[DEG DEG]:- Sadexda Gudoomiye Oo Kulan Gaar Ah Jilbaha Isku Dhigaya Saaka Iyo Arinta Doorashada Oo Meel Xaasaasi Ah Maraysa + Akhri Halkan

Hargeysa (KNN):- Sadexda Gudoomiye ee xisbiyada Qaranka ayaa kulan iyaga u gaar ah waxa ay ku yeelan doonaan magaalada Hargeysa waxaana kulankaasi ay ku falanqayn doonaan arinta doorashada iyo qabashadeeda iyo sidoo kale xalka laga gaadhayo mudo kordhin mar kale la hadal hayo.

Shalay waxa baaqday kulan Sadexda Murashax la lahaayeen Komishanka Doorashooyinka waxaana arintaasi lagu sababeeyey in gudidu mid mid ula kulmayaan sadexda Gudoomiye xisbi.

Arinta doorashada ayaa ah arinka u hadal haynta badan dalka waxaana wakhtigan lagu jiraa xaalad abaareed.
LATEST NEWS