Abwaaniin Caan Ah Oo Hotel Hargeysa Ah Isku Urursaday Iyo Warbaahinta Oo Ay La Hadleen + Baaq Ka Dhan Ah Doorasho Dhacda Oo Ka Soo Yeedhay [Akhri + VIDEO]

0
Tuesday 10th January 2017 13:37:05 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 1108
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Abwaaniin Caan Ah Oo Hotel Hargeysa Ah Isku Urursaday Iyo Warbaahinta Oo Ay La Hadleen + Baaq Ka Dhan Ah Doorasho Dhacda Oo Ka Soo Yeedhay [Akhri + VIDEO]

    Abwaaniin Caan Ah Oo Hotel Hargeysa Ah Isku Urursaday Iyo Warbaahinta Oo Ay La Hadleen + Baaq Ka Dhan Ah Doorasho Dhacda Oo Ka Soo Yeedhay [Akhri + VIDEO]

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Abwaaniin Caan Ah Oo Hotel Hargeysa Ah Isku Urursaday Iyo Warbaahinta Oo Ay La Hadleen + Baaq Ka Dhan Ah Doorasho Dhacda Oo Ka Soo Yeedhay [Akhri + VIDEO]

Abwaanno ay ka mid yihii Xasan Xaaji Cabdillaahi Ganey, Maxamed Aadan Dacar, Aadan Tarabbi Jaamac, Cabdi Aadan Xaad (Qays), Muuse Cali Faruur iyo Yuusuf Cabdille Shaacir ayaa baaq u diray saaka 10.01.2017 xukuumadda, axsaabta iyo salaadiinta Somaliland.
Image may contain: 2 people, outdoor
Abaaraha sii baahaya iyo doorashooyinka isku soo beegmay ayay abwaannadu ka hadleen.


"Ilaahay ka sokow, annagaa leh ummadda dhegaheeda. Halka aannu u dirno ayay tegi, diri se mayno!' Xasan Ganey ayaa ridey gantaalkaas abbaarta cuddoon leh.

Aadan Tarabbi ayaa hoosta ka xarriiqay oo isna yidhi "haddii miyigu caydhoobo oo lagu rogmado, magaalada mooya-saxa lagu cabbi maayo oo waa lagu rogman!"
Image may contain: 3 people, people sitting and outdoor
Maxamed Aadan Dacar oo qolyahaas lala hadlayo u duurxulaya ayaa isna yidhi "abaaruhu inkaarihiinnay ka dhasheen. Somaliland waa wadaago. Doorashadu waa digasho ee horta roobku ha da'o!"

Muuse Cali Faruur: "abwaanku waa shamac baxaya oo dadku kulaalayo, isna gubanaya. Ma aha maalin kursi lagu loollamo. Is bara ayaa dhacday. Waa abaar xun. Naanays ayaa ka hadhi. Waa la doogiye yaan la dacaroin!"
Image may contain: 2 people, people sitting, motorcycle and outdoor
Inanka iyo inanta is caashaqa ayaa ka xishooda in ay abaarta is guursadaan. Alle ka baqa oo dalka iyo dadka ha loo tudho ayaa baytal qasiidka baaqa abwaannadu ahaa.


Sidee U Aragtaa Warbixintan, Ka dhiibo Aragtidaada, Mahadsanid


Fadlan Erayada Aflagaadada iyo Xumaanta ah ka ilaali aragtidaada, Mahadsanid


Halkaan hoose Ku Qor Aragtidaada: Required Field.

  Tip


LATEST NEWS