Wax kabaro Dalalka Galbeedka Afrika fahad shaakir x. xasan

0
Tuesday 10th January, 2017 in Aragtida Dadweynaha by Xarunta Dhexe
  • Visits: 218
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wax kabaro Dalalka Galbeedka Afrika fahad shaakir x. xasan

    Wax kabaro Dalalka Galbeedka Afrika fahad shaakir x. xasan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wax kabaro Dalalka Galbeedka Afrika fahad shaakir x. xasan Ururka Wadamadda Galbeed Afrika waxa lo tixgaliya mid ka mid ah tiirka ugu weyn ee dhaqalaha Qaaradda Afrika. muhiimadda Urur lo samayeyey


Ururka Dhaqaalaha Bulshadda ee Wadamadda Galbeedka afrika ‘ECOWAS’. Waa Midow Urur ay ku bahoobeen Shan iyo Toban Dal oo Galbeed Afrika ah.

ECOWAS waxay u tagan tahay Economic Community of West African States. Waxa Magaalo Madaxda u ah Wadamadda Galbedka Africa waa Casimadda Dalka Nigeria ee Abuja. Luqadaha rasmiga ay ku hadlaan Dadweynaha Wadamadaasi waa English, French iyo burtuqiska ‘Portugal’ tiro kobka Dadweynahaasi waa 440,000,000 malyan oo ruux,wadarta guud Beedka ku fadhiyaan waa 5,112,903 km2 celceliska Dhaqalaha Wadamadaasi waa 2,002 trillion. Dhinaca u socodka Dalalkasi waa bila vise ayey ku galaan dhamman Dalalka xubnaha ah ururkas.

Waxaana la asaasay ururka ‘ECOWAS’ 28/5/1975 Magaaladda Logos ee Dalka Nigeria shaqadda ugu






weyn waxay ahayd in kor loqaado Dhaqaalaha iyo is dhexgalka Bulshadda o kula duwan Diimaha Dhaqanka iyo Luqadaha.

 

Ururka Wadamadda Galbeed Afrika waxa lo tixgaliya mid ka mid ah tiirka ugu weyn ee dhaqalaha Qaaradda Afrika. muhiimadda Urur lo samayeyey waxay tahay si loo gaaro wadajir iyo shuraako ah isku filansho dhinac kasta nolasha, ladagaalnka fakhriga, jahliga iyo Cuduradda.

Dalalka xubnaha ka ah waxay abuureen Ganacsiyo balaadhan yado lo maraayo sharuucda iyo xeerarka uqoran Urur dhaqaalaha Galbeed Afrika. waxay sido kale sameeyan Ciidamadda Nabad ilaalnta ee Gobolka oo ka turjumaysaa in ay ilaaliyaan wixi mushkiladda la soo darsa dhinaca Gobolka iyo wixi ka baxsan Afrika hadii lo baahdo.

Dalalka Galbeedka Africa waxay ka koban yihiin Benin, Burkina Faso, caboVerde, coted’aivoire, Gambia, Ghana, guinea,guinea, Bissau, Liberia, Mali, Niger, Nigeria, Senegal, sierra Leone iyo Togo

fahad shaakir <fahadshaakir1995@gmail.com

LATEST NEWS