[War Culus]:- Halkan Ka Ogow Siyaasiga Suuqa Galiyey In Madaxweyne Is-casilayo Iyo Warqado Beesha Caalamka Loo Qoray

0
Tuesday 10th January 2017 17:20:50 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 1059
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [War Culus]:- Halkan Ka Ogow Siyaasiga Suuqa Galiyey In Madaxweyne Is-casilayo Iyo Warqado Beesha Caalamka Loo Qoray

    War Culus:- Halkan Ka Ogow Siyaasiga Suuqa Galiyey In Madaxweyne Is-casilayo Iyo Warqado Beesha Caalamka Loo Qoray

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Culus:- Halkan Ka Ogow Siyaasiga Suuqa Galiyey In Madaxweyne Is-casilayo Iyo Warqado Beesha Caalamka Loo Qoray

Waxa shacabka Somaliland si wayn u hadal hayaan warar suuqa siyaasadda la soo galiyey oo sheegaya in Madaxweyne Siilaanyo go'aansaday inuu iska casilo xilka Madaxweynaha hadii mudo kordhin dhacdo si ku meel gaadh ahna talada loogu wareejinayo ku xigeenkiisa Saylici.

Shabakada Karin ayaa heshay xogo sheegaya in wararkan uu suuqa galiyey Hogaamiyaha xisbiga Waddani isla markaana uu ku damacsan yahay in uu khilaaf ka dhex abuuro xisbiga Kulmiye iyo Madaxtooyada waxaana sidoo kale xogtan uu bixiyey Xirsi ay dhaawac u gaysan kartaa sharafta iyo haykalka Madaxweynaha.


Sidoo kale Xirsi ayaa inta badan Musdanbeedka la wadaaga siro ku saab san Madaxweynaha oo uu mudo gacan yare waxaana wararkan inta badan falanqeeya warbaahinta taabacsan xisbiga Waddani oo lagu kharash gareeyey lacag Miisaaniyad culus.

Dhinaca kale Hogaamiyaha xisbiga Waddani ayaa dalalka Somaliland ka taageera dhinaca doorashooyinka u qoray Warqad uu shaki ku galinayo caafimaadka Madaxweynaha iyo sidoo kale in Madaxweyne Siilaanyo Iscasilayo.
LATEST NEWS