Somaliland Iney Dad Gaajo Ugu Dhintaan Waa Aafo Qaran; By Fu'aad Maxamed Qawdhan Arimaha Bulshada London -

0
11 January 2017 10:13 in Aragtida Dadweynaha by Xafiiska Sare
  • Visits: 149
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland Iney Dad Gaajo Ugu Dhintaan Waa Aafo Qaran; By Fu'aad Maxamed Qawdhan Arimaha Bulshada London -

    Somaliland Iney Dad Gaajo Ugu Dhintaan Waa Aafo Qaran; By Fu'aad Maxamed Qawdhan Arimaha Bulshada London -

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Somaliland Iney Dad Gaajo Ugu Dhintaan Waa Aafo Qaran; By Fu'aad Maxamed Qawdhan Arimaha Bulshada London - ilaaheybaa mahad iska leh inaga dhigey muslin


Walaalayaal abaarta somaliland ku habsatey waxey keentey dhaawac aad u weyn oo ku dhacey dadkeenii xoolaha , waxey waxeynu wada og soonahey iney abaartaasi geestey khasaare weyn oo dhan wallba leh oo xagga bini aadankaa iyo xoolahaba xitaa dhulka iyo daganada oo dambaska noqdey. waxey kaloo keentey iney bara kiciso 350. 000 oo qoys iyo iney ku dhintaan 4 milyan xoolo ah iskugu jira geel adhi iyo lo, xitaa waxey sameesey iney kumaankun somalilander ah aay ku dhacdo gaajo iyo cunto yaraad, xoolahana hadalkooda daaba.

DHanka kale abaartan waxey geesteyKhasaaro lagu qiyaaso 1 milyan oo dolerkamarakeynkaa dhanka kale qaramada midoobey ayaa ku baaqdey in loo gurmado sanadkan




abaraha somaliland iyo somaliya in isla markaana loogu booho lacag dhan 880 milan oo dolerka markankaa lacagtaas oo oo lagu talo kaley in lagaga hor tago aafadii aay abarauhu geesteen, ilaa 150 .000 oo doler baa gaadhey somaliya si lacagtaaas wax loogu qabo laguna taakuliyo dadkeey abarahu ku habsadeeen.

 

Hadaba waxaa la huba waddeenka somaliland iney dalka kuwet gacanta u soo galisey 20 milyano oo doler si wax lagu qabto dadka abarauhu saameeyenm su aashu waxey tahey sidee loogu gumanrkaa dadka abarahu sameeyn, ama sidee lagag hor tagi kara abaraha dambe soo socoda?

Hadba suaashu waxey tahey abaartaa inagu habsatey ma tahey mid aay dadka waddanka u taliya la socdaan , mise wey la socdaanoo wey iska indho tirayaan duarafaa argagax leh ku habsadeyn maliyoon hooyin somalilander ah iyo ubad aan helin haba yartee wax naxriisa ama wax dowlada oo caawimo u fidiniyaa, iskaba daa iney rriigag iyo biyo xidhoono u sameeynne. maantaad maqleeysaa somaliland dadbaa gaajo igu dhimaniya waa afo qaran, waaana habaar ku dhacey dadka iyo dalkaba.

Akhristoow anigu waxaan hubaa hadii in laga hor tagi lahaa abaraatu hadii bari hore la sameen lahaa qorsho iyo maamuul iyo nidaaam wanaagsan oo dadka iyo xolahaba affaca, tusaale ahaan ahaan hadii dalwoada iyo deeganka dowladaha hoose marwalba ku xisaabtamaan , waar magalo iyo tuulo walaba oo somalilandi wa iney habeen iyo malinba helaan biyo ku filand xitaa biyo xoolaha dalka ku nool cabaan xiliyada aanu roobku jirin, waxey aheed in la sameeyo daaqsimo waaweeyn iyo biyo xidheeno fara badan oo xaaolahu cabaan xiliyada aanu roobku dain, dadka dhulkey ku nool yihiin loo sameeyo riigaag iyo celeel badan oo aad tayada xolaha iyo migaba la dhiso lakiin meey dhicin walaal.

maanta waad aragtaa in somaliland gaajo loogu dhimanayo, walaal ninka madaxda ee aan waxba ku tareen ma in aan qabiil ku tageernaa walaal, anigu waxaan ku tali lahaa walaalayaal, qafka wax idiin qabanaya codka siiya sanadwalba fahma mahdiyada nolosha iyo waxey tahey.

Waxaan leeyahey somaliland madaxdeeda ilahey wuu kala xisaabtamaya aduunka iyo akhaariba dadkoogaa gaajadda iyo haradka iyo xanuunka ugu dul dhiamniya , qafka masuulkii isagaa ka masuula xolaha iyo dadkaba aduunka iyo akhrina ilaahey wuu kala xisaabtamayaa, waaar dadkiina u tudha oo ilaahey kabaqa.

Waa in dadka aabaraha ka soo saameeyn loo fidiyo cafimaad degdega si aanu xanuuno halise ka dhalan gaajada badan.

Waddankan aaan joogo humerkey gaadheen waa mid ilahey u suurto galiyeey, waayo dadkooga ayaay baayihii noloshaba ka haqab tireen, waa uk, iskdaa wax kaloo bisda dhimata iyo ayga dhinta iyo xaywaanka dhintey aayay u sameeyn qabri iyo meel lagu aaso. qafka waa lagag dayda wanaaga.

ilaaheybaa mahad iska leh inaga dhigey muslin

ilahey waxaan kabarayaa inuu raxmadiisa inoo shubo

waaa fuaad maxamed qawdhan arimaha bulshada woolwich london

[email protected]

facebook fuaad qawdhan

LATEST NEWS