[War Deg Deg Ah]:- Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliya Oo Lagu Dhawaaqay Iyo Masuulka Guulaystay [War Culus]

0
Wednesday 11th January 2017 13:51:42 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 550
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [War Deg Deg Ah]:- Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliya Oo Lagu Dhawaaqay Iyo Masuulka Guulaystay [War Culus]

    War Deg Deg Ah:- Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliya Oo Lagu Dhawaaqay Iyo Masuulka Guulaystay War Culus

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:- Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliya Oo Lagu Dhawaaqay Iyo Masuulka Guulaystay War Culus


Waxaa goordhawayd soo dhamaatay tirinta codadka Xildhibaanada Baarlamaanka ee maanta dooranaya Gudoomiyaha Baralamaanka Federaalka Soomaaliya ay ku tartamayeen ilaa Afar Musharax.

natiijada oon si horudhac ah u helnay ayaa wareegii hore ee Doorashada waxaa ku guuleestay Xildhibaan Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo helay codad gaaraya 141- halka musharax kusoo xigay ee Xildhibaan Xidig uu helay 97 cod.

Waxaa Codadka loo kala helay sida tan
1-Prof. Max’ed Cismaan Jawaari 141-Cod
2-C/rashiid Max’ed Xidig 97-cod
3-C/fitaax Max’ed Ibraahim (Geesey) 17-cod
4-Idiris Aadan Dhakhtar 2-cod


Sidee U Aragtaa Warbixintan, Ka dhiibo Aragtidaada, Mahadsanid


Fadlan Erayada Aflagaadada iyo Xumaanta ah ka ilaali aragtidaada, Mahadsanid


Halkaan hoose Ku Qor Aragtidaada: Required Field.

  Tip


LATEST NEWS