Dildilaaca Waddani oo bilaambay By Mukhtar Cilmi

0
Wednesday 11th January 2017 15:51:05 in Aragtida Dadweynaha by Xarunta Dhexe
  • Visits: 242
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dildilaaca Waddani oo bilaambay By Mukhtar Cilmi

    Dildilaaca Waddani oo bilaambay By Mukhtar Cilmi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dildilaaca Waddani oo bilaambay By Mukhtar Cilmi

Asalaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaato.


Waxaa bilaambay dildilaaca siyaasadeed ee sida tusbax furmay uga socda gudaha xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, waana sidii aan hore u sheegay muran dahsoona oo Xisbiga ka dhex jiray muddo, ducufka hogaaminta iyo hagida mabaadii’da siyaasadeed ee Xisbiga dhexdiisa?, shalay waxa iska casilay xisbiga samsam suudi oo ahayd gabadh u soo tacbtay xisbigan, waxayna sheegtay waxyaabo fara badan oo waaqici ah maanta waxa waddani ka dhigay xisbiga laga wada cararayo oo aanu xamili kari weynay in aanu ku sii jirno gudadkaas iyo kooxisnimadda guriga cirro xisbigan ku milmay!.Xisbigan waxa waalay caruur yar yar oo kuraasta xafiisyadda xisbigan kaga dhex shida qabyaaladnimo abuur aan dhagayn!,xisbigii wuxuu ka dhigtay xamaasad cayda dawladda iyo shakhsi weeererka oo ah runti hindisaad xun oo meel gaadhsin karin musharaxooda. wax laga xishoodo weeye marka iyagana gantaalada lagu soo dhufto ayay qaylo iyo cabaad siidaayaan!!,saaxada siyaasada somaliland tartankeedu waa mid furan mucaarad iyo muxaafidba ,waxa lagu tartamaana sidii bulshdda codkooda loo kasban laha marka doorasho timaado,lakiin intaa ka horaysa waa in qolada barataa shaqadda xisbinimo!!..xukuumadda madaxweyne axmed maxamed maxamuud siilaanyo xilkeedi way ka soo baxday oo waxay dhex dhigtay xisbiyadda sida khilaafka muddo kordhinta ,lkn waddani caruurutiisu waxay bartayn in ay iska qayleyaan si xad lahayen oo ceeb ku noqdayn qarankan suuban. horumar muuqda iyo siyaasad qabow oo miisan leh ee xisbul xaakimka aya burburiysay waddani runti . hadaba waxa soo socda xubno fara badan oo iska casili doona xisbgan lana jaan qaadi doona umadooda qarankan ilaashda.



By Mukhtar Cilmi


mukhtarcilmi@hotmail.com

LATEST NEWS