CIDINA UMA MAQNA CEELA UMA QODNA Qalinkii: Cabdicasiis Aadan jalawo

0
11 January 2017 18:34 in Aragtida Dadweynaha by Xafiiska Hargaysa
  • Visits: 383
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    CIDINA UMA MAQNA CEELA UMA QODNA Qalinkii: Cabdicasiis Aadan jalawo

    CIDINA UMA MAQNA CEELA UMA QODNA Qalinkii: Cabdicasiis Aadan jalawo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

CIDINA UMA MAQNA CEELA UMA QODNA Qalinkii: Cabdicasiis Aadan jalawo
waxan salamayaa saxafada xorta ah oo ay ugu horayso karinnews iyagoo dadka usoo gudbiya xaqiiqooyinka dhabtaa iyo wacdiga Dalku hadba Halka uu marayo .
Waxaan Qalinka uqaatay Marxalada maanta dadkeenii Ku suganyahay iyo abaaraha baahsan ee Hala keeyey gaar ahaan gobolada bari.
Waxaa riyo iyo mala awaal noqotay gudidii heer qarran ee takulaynta abaaraha Madaxweynuhu umagacaabay inaanay gudidaasi ugu hagar bixin Sidii La Doonayey abaaruhu kunafeyeen g/bari ,sidii gudidu Uga shaqaysay abarihii kalhore galbeed ka dhacay,kama xumi dadka walaalahay ee dega g/ slnd sidii loogu gurmaday waayo way soo gurmadeen dadkaasi oo beerahoodii bay ufasaxen sooguurtadii wana Ku amanayaa.
Balse waxaa Meesha Ka maqan dadaalkii gudida heer qarran oo aan odhankaro waxay Ubadan yihiin Reer Galbeed ,waxaa kaloo meesha ka maqan dadaalkii xukumada oo waxay ka doorbideen oo kaga mashquuleen olole doorasho iyo dhoolatus kuraas xisbi oo aan wakhtigoodii lagaadhin. .
Waxaa iyana jirta in dadkii degamadaas bariga kasoo jeeday ee dalka iyo dadkan wax uqaban Lahaa ee raadin lahaa xuquuqdii xaqii iyo manaasiibtii ay dalka Ku lahayeen lagala Dagaalamay oo rag kale Ku fadhiyaan kurastii dadka. kaaga darrane waxaa lakala qaybiyey oo Laysku dirray oo loo adeegsaday hantidii Umada iyo inay dad danle unoqdaan Guulwade ,iyadoo laga leeyahay maslaxado gaara oo aan meel gaadhsiinayn berito marka Lagaadho Wakhtiga dorashada iyo weliba marka dadkan ilaahay raxmaad ushubo .
Waxan kusoo Af meerayaa Maaqaalkaygan riwaydii Dhedo Roob Noqon Wayday.
By.qalinkii
C/casiis adan ducale (jalawo)


LATEST NEWS