Xidiga Xulka Qaranka Argentina Oo Ka Hadlay Mustaqbalkiisa +Miyuu Heshiis Cusub U Saxiixi Doonaa Juvnetus?

0
Thursday 12th January 2017 09:40:33 in Wararkii Maanta by Xarunta Dhexe
  • Visits: 201
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xidiga Xulka Qaranka Argentina Oo Ka Hadlay Mustaqbalkiisa +Miyuu Heshiis Cusub U Saxiixi Doonaa Juvnetus?

    Xidiga Xulka Qaranka Argentina Oo Ka Hadlay Mustaqbalkiisa +Miyuu Heshiis Cusub U Saxiixi Doonaa Juvnetus?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xidiga Xulka Qaranka Argentina Oo Ka Hadlay Mustaqbalkiisa +Miyuu Heshiis Cusub U Saxiixi Doonaa Juvnetus?


Xidiga xulka qaranka Argentina iyo kooxda Juventus eePaulo Dybala oo si wayn loola xidhiidhinayay kooxaha ree Spain ee Real Madrid iyo Barcelona ayaa ka hadlay mustaqbalkiisa Juventus Stadum kadib markii uu kooxdiisa Juventus ka caawiyay in ay u soo baxdo sideed dhamaadkaCoppa Italia iyada oo Old Lady 3:2 kaga badbaaday halis ayka wajahday kooxda Atalanta.

Paulo Dybala oo ka hadlayay wararka la xidhiidhinaya Barcelona iyo Real Madrid ayaa yidhi: ” Barcelona ama Real Madrid miyaa? Ma jiraan wax dalabyo ahi, aniga ahaan wax dhibaato ah kuma qabo heshiis cusboonaysiinta. Anigu waan ku fiicanahay Juvnetus, wakiilkayga ayaa maalmaha soo socda soo gaadhi doona Turin si heshiiska loo cusboonaysiiyo. Anigu kaliya waxaan ka fikirayaa Juventus”.

Kooxda Maxi Allegri oo Paul Pogba u wayday Manchester United ayaa doonaysa in ay sii haysato Dybala ugu yaraan inta ay ku helayso lacag la mid ah ama ku dhaw lacagtii rekoodhka aduunka ahayd ee ay Manchester United kaga heshay saxiixa Pogba. Dybala ayaa Old Lady u dhaliyay 17 gool oo tartamada oo dhan ah waxayna axada wajihi doonaan Fiorentina.




Sidee U Aragtaa Warbixintan, Ka dhiibo Aragtidaada, Mahadsanid


Fadlan Erayada Aflagaadada iyo Xumaanta ah ka ilaali aragtidaada, Mahadsanid


Halkaan hoose Ku Qor Aragtidaada: Required Field.

  Tip


LATEST NEWS