"Subeer Awal In Muuse Biixi Amaanaan Siilaanyo Iyo Saleebaana Caayaan Ma Ogolin" Boqor Buurmadow Oo Waraysi Xaasaasi Ah Bixiyey [Akhri]

0
Wednesday 15th February 2017 13:03:28 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 4970
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Subeer Awal In Muuse Biixi Amaanaan Siilaanyo Iyo Saleebaana Caayaan Ma Ogolin" Boqor Buurmadow Oo Waraysi Xaasaasi Ah Bixiyey [Akhri]

    "Subeer Awal In Muuse Biixi Amaanaan Siilaanyo Iyo Saleebaana Caayaan Ma Ogolin" Boqor Buurmadow Oo Waraysi Xaasaasi Ah Bixiyey Akhri

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Subeer Awal In Muuse Biixi Amaanaan Siilaanyo Iyo Saleebaana Caayaan Ma Ogolin" Boqor Buurmadow Oo Waraysi Xaasaasi Ah Bixiyey Akhri




Hargaysa(Karin) Boqor Buurmadow Oo Jawaab Oofwareen Ku Ridey Siyaasiyiinta Iyo Qoorweynta Subeer Awal Kaga Fal-Celiyey Dhawaaqii Ka Soo Jeedhay Soona Dhaweeyey Heshiiska Saldhiga Berbera. Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buur-Madow Oo Ka Mid Ah Madax Dhaqameedka Ugu Culus Ayaa Wareysi Gaar Ah Oo Wargeyska SAHAN Siiyey Isagoo Ku Sugan Magaalada Addis Ababa Ee Dalka IItoobiya Ayaa Ka Hadlay Ansixintii Saldhiga Berbera Ee Xukuumadu La Gashay Imaaraadka Carabta Wuxuuna Bogaadiyey Sidii ay U dhacdey Ansixintiisu Isagoona Tilmaam InMaanta Dalku Helay Fursadii Ictiraafka Boqorka Oo Arrimahan Ka Hadlaya Wuxuu Yidhi.





"Waxaan U Arkaa Albaabkii Ictiraadka Oo Inoo Soo Galay Waana Talaabo Horumarineed Oo Dalka Iyo Dadkaba Farxad Galiyey Wanan Hambalyeynaynaa Oo Waan Bogaadinaynaa Arrintan Xisbiga WADDANI Wuu Ka Shaqeeyey Wuuna Ucodeeyey Waxaa kaloo Talaabadani Ku Tusaysaa Hogaaminta Adag Ee Guddoomiyaha Golaha Guurtidu Ku Hogaamiyey Waxaana Bogaadinayaa Xildhibaanada Labada Gole Heshiiskaa Meel Mariyey Waxa kale Oo Arrintani Ku Tusaysaa In Muddane Cirro Uu Ku Fashilmay Hogaamintii Golaha Waxaanad Arkaysay In Golihiisii Dhamaa Afar Xildhibaan Ka Raaceen Waana Marag Cad Oo Ku Tusaysa Fashilkiisa Inuu Ibada Uga Baxo May Ahayn Waxay Ahayd inuu Madasha Fadhiyo Oo Waliba Bogaadiyo una Hogaansamo Ayey Ahayd Raga Maanta Xisbigiisa Ku Jirra Ee Ay Ka Mid Yihiin Xirsi Cali Xaaji Xasan Iyo Maxamed Biixi Yoonis iyagey ahaayeen Ragii Markii HoreDoonayey In Saldhiga La Wareejiyo Oo Imaaraadka Dubai Ku Dalbadey Oo Xirsi Afkiisa Ka Yidhi Oo Ilaa Xad Ku Dhawaaqay Inuu Xuutiyiinta La Dagaalamo Oo Ilaa Xad Ka Shaqaynayey Inay Madaarka La Wareegaan Markii Uu Wasiirka Madaxtooyada Ahaa”




"Dhanka Kale Wuxuu Boqorku Eedo Culus Usoo Jeediyey Murashaxa Xisbiga KULMIYE Iyo Beesha Uu Abtirsiin Ahaan Ka Soo Jeedo Isagoo Ku Eedeeyey Inuu Doorkiisii Iyo Kii Xisbiga KULMIYEba Meesha Ka Muuqan Oo Uu Ka Gaabiyey Waxaa La Yidhi Maqaar Caytamay Aflagama Dhawree Ragii Ugu Dhaw Dhawaa Sxbadey Muuse Biixi Iyo Bashiir Cabdi Kaahin Ay Xukuumadii Sidii Udurayaan WaxayIxasuusisaa Inankii Yaraa Ee Aabihii Ku Ciyaarey Ee Buuryada JiideyEe Ku Yidhi Aabo Aniga Waxba Imaad Yeeline Hooyadaa Baad Ku DheeraysayMarkaa Waxaan U Arkaa In Qoladaa Sharaxan Iyagu Wax Isyeeleen dalka Maanta Wakaa Horumarku Isqabsadey Dekadii Berbera Waad AragtaaSaldhigii Wataa Labada Gole La Marieyey Inkhayraadkii Dalka Lagu Soo Qul-qulayo. 



Waxaa La yidhi Meesha aan Wanaag Ka Rabo Xumaan Kama Doonayo Anaga Muuse Biixi Waa MurashaxayagiiLaakiin Intaageerayaasha Iyo Salaadiinta Muuse Isna Amaanan Madaxweyne Siilaanyo, Maxamuud Xaashi Iyo Baashena Maagaan Ma Ogalin Anagu Nin Aanu Dhisayno Nalaguma Oga Inanu Cayno Iyo Inano Sumcadiisa Wax UdhinoQoorweynta Iyo Siyaasiyiinta Subeer Awalna Inay Siilaanyo Caayaan Waa Mid Laga Wanaagsan Yahay Anagana Ma Ogolin Inan Murashaxayaga KULMIYE


Xigasho:

Wargeyska Sahan

LATEST NEWS