Sawirada Midowga Xisbiga Kulmiye Iyo Garabkii Toosinta Ee Xisbiga Waddani Ka Soo Diga Rogtay + Guddoomiye Axmed Muumin Seed Oo Hogaaminaya

0
Thursday 16th February 2017 19:09:49 in Wararkii Maanta by Tafatiraha Guud
  • Visits: 955
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Sawirada Midowga Xisbiga Kulmiye Iyo Garabkii Toosinta Ee Xisbiga Waddani Ka Soo Diga Rogtay + Guddoomiye Axmed Muumin Seed Oo Hogaaminaya

    Sawirada Midowga Xisbiga Kulmiye Iyo Garabkii Toosinta Ee Xisbiga Waddani Ka Soo Diga Rogtay + Guddoomiye Axmed Muumin Seed Oo Hogaaminaya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sawirada Midowga Xisbiga Kulmiye Iyo Garabkii Toosinta Ee Xisbiga Waddani Ka Soo Diga Rogtay + Guddoomiye Axmed Muumin Seed Oo Hogaaminaya



Hargaysa(Karin)  Maanta oo ay taariikhdu tahay 16.02.2017 ka maalin khamiis ah ayay si rasmi ah garabkii toosinta ee xisbiga waddani ku biireen xisbiga muxaafidka ah ee kulmiye, hadaba garabka toosinta ayaa waxaa hogaaminayay mudane axmed muumin seed oo ahaa guddoomiye xigeenkii waddani in badanna la soo halgamay murrashax cirro waxaana ay talaabadan garabka toosintu ka dambeysay inay ka soo baxaan xisbiga waddani siyaasad ay ku qanci waayaan dhamaan xubnahan axmed muumin seed uu hogaaminayay.



Dhinaca kalena talaabadan ay ku midoobeen xisbiga kulmiye iyo garabka toosinta xisbiga waddani ayaa ku ah rasaas siyaasadeed oo ku dhacday madaxda iyo taageerayaasha xisbiga waddani maadaama oo ay ka filanayeen waan waan siyaasadeed oo hore loogu tashaday in garabka toosinta xal maslaxadeed arintooda uu xisbiga waddani ku soo dabaalo balse nasiib darrada dhacday ayaa ah in ay qaadaceen oo markaasi ka diideen guddoomiye cirro iyo xisbigiisa in ay mar dambe siyaasad wadaagaan.

Dhawaana waxay ahayd markii garabkii jamaal cali xuseen la midoobay xisbiga kulmiye halkaas oo siyaasadda xisbiga kulmiye haatan u muuqato mid midha dhal ah oo waarta .


Karin News 



LATEST NEWS