Wafti Wasiirka Madaxtooyadu Hogaaminayo Oo Dalka Ka Baxay Iyo Dalka Ay Tagayaan [Gudaha Ka Eeg Sawirada Iyo Qoraalka]

0
Saturday 18th February, 2017 in Wararkii Maanta by Tafatiraha Guud
  • Visits: 1132
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Wafti Wasiirka Madaxtooyadu Hogaaminayo Oo Dalka Ka Baxay Iyo Dalka Ay Tagayaan [Gudaha Ka Eeg Sawirada Iyo Qoraalka]

    Wafti Wasiirka Madaxtooyadu Hogaaminayo Oo Dalka Ka Baxay Iyo Dalka Ay Tagayaan [Gudaha Ka Eeg Sawirada Iyo Qoraalka]

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wafti Wasiirka Madaxtooyadu Hogaaminayo Oo Dalka Ka Baxay Iyo Dalka Ay Tagayaan [Gudaha Ka Eeg Sawirada Iyo Qoraalka]









Hargaysa (Karin) Wefti uu hoggaaminaayo Wasiirka Madaxtooyada Somaliland, Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi oo ay wehelinayaan Wasiirka wasaaradda Maaliyada Marwo Samsam Cabdi Aadan, safiirka somaliland u fadhiya dalka imaaraadka Amb. Baashe Cawil Cumar iyo safiirka somaliland u fadhiya dalka itoobiya Amb. Cali Xuseen Ismaaciil (Cali Shoombe), ayaa subaxnimadii hore ee saaka u amba baxay Imaaraadka Carabta, halkaasi oo ay u tageen hawlo shaqo oo la xidhiidha heshiiskii Dekeda Berbera ee DP World.



Laba caano maal ka hor ayay ahayd markii wasiirka madaxtooyada soomaaliland mudane maxamuud xaashi cabdi uu shaaciyay goorta la wareejinayo dekadda berbera ee markaasi gacanta loo gelinayo shirkaddii dhawaan xukuumaddu heshiiska la gashay ee DP WORL.

Bulshada reer somaliland ayaa ka war dhawraysa heshiisyada caalamiga ah ee ay xukuumaddu la gashay dawladda isku tagga imaaraadka carabta waxaana yididiilo wayni gashay dhamaan qaranka somaliland, hase ahaatee dadka horumarka dalka jecel iyo inta caqliga u saaxiibka ah ayaa soo dhaweynaya dhamaan heshiisyadan oo faa'iido u leh dalka iyo dadka somaliland guud ahaantood .


Karin News



Image may contain: 5 people, people standing and suit
Image may contain: 5 people, people standing and suitImage may contain: 3 people, people standing and suitImage may contain: 3 people, people standing, sunglasses and beard
Image may contain: 3 people, people standing, sunglasses and beardImage may contain: 5 people, people standing and suit
LATEST NEWS