[XOG]:- Madaxweyne Farmaajo Iyo Raysal Wasaare Khayre Oo Isku Maan-Dhaafay Qaabkii Wasiiradda Loo Soo Xuli Lahaa Iyo Sababta Oo Somaliland Khusaysa.

0
Friday 17th March, 2017 in Wararkii Maanta by Hargaysa Office
  • Visits: 1001
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [XOG]:- Madaxweyne Farmaajo Iyo Raysal Wasaare Khayre Oo Isku Maan-Dhaafay Qaabkii Wasiiradda Loo Soo Xuli Lahaa Iyo Sababta Oo Somaliland Khusaysa.

    [XOG]:- Madaxweyne Farmaajo Iyo Raysal Wasaare Khayre Oo Isku Maan-Dhaafay Qaabkii Wasiiradda Loo Soo Xuli Lahaa Iyo Sababta Oo Somaliland Khusaysa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

[XOG]:- Madaxweyne Farmaajo Iyo Raysal Wasaare Khayre Oo Isku Maan-Dhaafay Qaabkii Wasiiradda Loo Soo Xuli Lahaa Iyo Sababta Oo Somaliland Khusaysa.


Hargaysa (Karin) Madaxweynaha soomaliya iyo raysal wasaaraha cusub ayaa isku maan dhaafsan qaabkii xukuumadda cusub loo soo xuli lahaa
Raysal wasaaraha iyo madaxweyne farmaajo ayaa isku haya wasiiradda la soo xuli lahaa oo raysal wasaare khayre uu doonaayo inuu ka daro wasiiro badan oo ka soo jeedda somaliland isla markaana uu doonaayo inuu xilalka ugu munaasabsan siiyo ee dhanka wasiiradda ah



Balse arinka waxa ka soo horjeedda madaxweyne farmaajo oo ku doodaya in beesha isaaq ay hayaan gudoomiyaha baarlamaanka gudoomiye ku xigeenka taliyaha ciidanka iyo xubno kale oo muhim isla markaana anay munaasib ahayn la siiyo wasiiro A Ah taasina waa mida khilaafka ka dhalisay raysal wasaare khayre iyo madaxweyne farmaajo


LATEST NEWS