TACSI DIIRANYO LEH

0
Saturday 18th March, 2017 in Aragtida Dadweynaha by Xarunta Dhexe
  • Visits: 278
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    TACSI DIIRANYO LEH

    TACSI DIIRANYO LEH

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

TACSI DIIRANYO LEH

Md. Cabdicasiis Maxamed Samaale, Maxamuud Cali Sh Maxamed Walaaleeye, Aadan Cabdi Ciidle, Cabdiqaadir Aadan Carab iyo dhamaan shaqaalaha Ururka Bisha Cas ee Somaliland, ee xarunta Hargeysa iyo dhamaan xarumaha gobolada Dalka, kana mid yihiin,Abdillahi Said Muhummed,Guleid Hassan Elmi,Mohammed Ali Obsiye,Ayan Abdi Ali,Ayan Duale Mohammed,Mohammed Abdi Aden (Jimale),Ahmed Abdi Mohamud (Dhakhtar),Ibrahim Ahmed Mohammed,Mohammed Awale Dahir,Ismael Mohammed Salah,Abdirissak Ali Durran,Mohammed Haji Nour,Ahmed Issa Mohamud,Hussein Mohammed Osman,Abdi Awil Jama,Ahmed Mohammed (Daakir),Ahmed Mohammed Mohamud (Kullilkulli), dhamaantood

waxay tacsi u dirayaan Guddoomiyaha Bisha Cas ee Somaliland Mr. Axmed Cabdi Bakaal oo hooyadii Maryan Xusseen Maxammed ku geeriyootay manta lagu aasay (18/03/2017 magaalada Gebiley.

Waxay Ilaahay uga baryayaan marxuumad Maryan Xuseen inuu janadiisa Fardowsa hoygeeda ka dhigo, dhamaan ubadkeeda, ehelkeeda, qaraabada iyo ummada reer Somaliland leeyahiin Samir iyo iimaan ilaahay ha inaga wada siiyo. AAMIIN AAMIIN AAMIIN.



--
Mohamoud Ali Walaaleye
Tell. 00-252-63-4001235
Freelance Reporter
http://www.funca.info/
Hargeisa- Somaliland
LATEST NEWS