"Aniga Ayaa Ah Muwaadin Somaliyed Ee Car Ka Xabsiga I Dhigayaa Mee Sida Dumarka Ayaa….." Cali Gurey Oo Isaga Oo Caytamaya Iska Dhiibay Xamar

0
Friday 24th March, 2017 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 3348
  • (Rating 1.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Aniga Ayaa Ah Muwaadin Somaliyed Ee Car Ka Xabsiga I Dhigayaa Mee Sida Dumarka Ayaa….." Cali Gurey Oo Isaga Oo Caytamaya Iska Dhiibay Xamar

    "Aniga Ayaa Ah Muwaadin Somaliyed Ee Car Ka Xabsiga I Dhigayaa Mee Sida Dumarka Ayaa….." Cali Gurey Oo Isaga Oo Caytamaya Iska Dhiibay Xamar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Aniga Ayaa Ah Muwaadin Somaliyed Ee Car Ka Xabsiga I Dhigayaa Mee Sida Dumarka Ayaa….." Cali Gurey Oo Isaga Oo Caytamaya Iska Dhiibay Xamar


Cali Gurey oo ka mid ah Siyaasiyiinta dalka waxa uu si wayn uga soo horjeedaa xukuumada Wakhtigan talada haysa ee Siilaanyo sidoo kale Cali Gurey waxa uu ka soo horjeeday Saldhiga Berbera laga samaynayo.


Qoraal kooban oo uu ku baahiyey bartiisa Facebook Cali Waxa uu ku sheegay in uu yahay saacadaas laga bilaabo muwaadin Somaliyed oo wala-wayn ah balse aanay jiri Karin cid la hadlaysa iyo xadhig qabanaya midna qoraalka uu soo saarayna waxa uu u dhignaa sidan. "Aniga ayaa ah oo caawa iyo beriba muwaadin soonaaliyeed ahe ka xabsiga wax dhigayaa mee?



Muxuu xidhi hadii aan Ilaahay u bixinin SNM ma Somaliland buu sheegan lahaa maanta. Qaar badan oo maanta wax isu haysta sida dumarka ayaa la qabi lahaa. Kolkii rag may ahayne rag laga dhigay maanta fakhfakhdoodu waa gar” Ayuu yidhi Cali Gurey.

LATEST NEWS