Mulkiilaha Xisbiga Waddani Oo Xaalad Lacag La'aaneed Ku Dhacday + Safar Uu Kaligii Diyaarad Ugu Raacay Sweden Iyo Dumar Aan Asturnayn Oo Uu Sawiradooda Daawanayo [Xaalad Kale]

0
Saturday 1st April 2017 12:34:30 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 848
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mulkiilaha Xisbiga Waddani Oo Xaalad Lacag La'aaneed Ku Dhacday + Safar Uu Kaligii Diyaarad Ugu Raacay Sweden Iyo Dumar Aan Asturnayn Oo Uu Sawiradooda Daawanayo [Xaalad Kale]

    Mulkiilaha Xisbiga Waddani Oo Xaalad Lacag La'aaneed Ku Dhacday + Safar Uu Kaligii Diyaarad Ugu Raacay Sweden Iyo Dumar Aan Asturnayn Oo Uu Sawiradooda Daawanayo [Xaalad Kale]

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mulkiilaha Xisbiga Waddani Oo Xaalad Lacag La'aaneed Ku Dhacday + Safar Uu Kaligii Diyaarad Ugu Raacay Sweden Iyo Dumar Aan Asturnayn Oo Uu Sawiradooda Daawanayo [Xaalad Kale]


Mulkiilaha ahna Murashaxa Xisbiga Waddani Mudane Cabdiraxman Maxamed Cabdilaahi Cirro oo safaro kala duwan ku maraya wadamo Yurub ah ayaa mar kaliya waxa gabaabsi galay dhaqaalihii uu ugu talo-galay safarka iyadoo markii horaba ay jirtay dhaqaale yaraan dhanka xisbiga Haysatay.


Arintan Mulkiilaha iyo Kooxdiisa la soo daristay waxa ay sababtay in uu diyaarad kaligii ugu safro Wadanka Sweden halka qoladii wehelinaysayna ay Safar Tareen ah ku soo galeen wadankaasi oo ay u balansanaayeen in ay xaflado kaga qayb galaan.

Dhinaca kale Cameradaha diyaaradda ayaa qabtay Gudoomiyaha oo ku mashquulsan daawashada Sawirada dumar gaalo ah oo qaa-qaawan isla markaana aan asturnayn.



Arintani waxa ay muujinaysaa dhaqaale la.aanta ka jirta xisbiga Waddani iyaga oo tahli kari waayey in ay iska bixiyaan lacagta Diyaaradda Gacanyare Xirsi iyo koox kale ayaa tareen ugu safray Sweden waana calaamad muujinaysa in dhaqaalihii xisbiga Waddani wali madhan yahay.

LATEST NEWS