"Waxa La Yidhi Lixdii Gobol Ee Somaliland Aad Ka Soo Shaqaysay Midna Kuma" Mida Ka Mida Haweenka Burco Oo Afka Furatay Iyo Badhasaab Ramaaxa Togdheer Oo Siro Ay Ka Fashilisay + Dumarbaad U..

0
Tuesday 4th April 2017 13:57:47 in Wararkii Maanta by
  • Visits: 521
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    "Waxa La Yidhi Lixdii Gobol Ee Somaliland Aad Ka Soo Shaqaysay Midna Kuma" Mida Ka Mida Haweenka Burco Oo Afka Furatay Iyo Badhasaab Ramaaxa Togdheer Oo Siro Ay Ka Fashilisay + Dumarbaad U..

    "Waxa La Yidhi Lixdii Gobol Ee Somaliland Aad Ka Soo Shaqaysay Midna Kuma" Mida Ka Mida Haweenka Burco Oo Afka Furatay Iyo Badhasaab Ramaaxa Togdheer Oo Siro Ay Ka Fashilisay + Dumarbaad U..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Waxa La Yidhi Lixdii Gobol Ee Somaliland Aad Ka Soo Shaqaysay Midna Kuma" Mida Ka Mida Haweenka Burco Oo Afka Furatay Iyo Badhasaab Ramaaxa Togdheer Oo Siro Ay Ka Fashilisay + Dumarbaad U..


Hargaysa (Karin) Mid ka mid ah haweenka gobolka togdheer ayaa dhaliil iyo eedaymihi ugu cuslaa u jeedisay badhasaabka guur guura ee gobolka togdheer ramaax


Gabadhan ayaa daaha ka qaaday arimo badan oo badhasaabku faraha kula dhex-jiray isla markaana aanu doonayn in xal lagu islaaxiyo waxaana ay shaaca ka qaaday oo hadalkeeda ku sheegtay inuu badhasaabku diiday cuqaal iyo odayaal arimo dan u ah wadda isla markaana waan waan iyo xal doonaya inay arimaha ku dhameeyaan



Badhasaabka gobolka oo arimaha nabad gelyada lagu ilaalinaayo iyo odayaasha nabada islaaxinaaya ayuu ka soo horjeestay waxaana gabadhan oo la hadlaysa badhasaabka gobolka togdheer loo dhibay tidhi


" Waxa La yidhi 6 dii gobol ee somaliland ee aad ka soo shaqaysay midna kuma mahadin maantana togdheer baad ka wadaa qala-laase iyo tafaraaruq" Marwo Faadumo


Marwo Faadumo oo ka mida haweenka gobolka togdheer oo cabiraysa dareenkeeda isla markaana daaha ka qaadaysa arimaha kala duwan ee uu damacsan yahay badhasaabka guur guura ee iminka togdheer la fadhiisiyay ayaa waxay tidhi


" Waxaan u malaynayaa inaad tahay maqas kala fur fura dadka oo loo soo diray dee cid kale iska daayo haween baad u hadaal samayn kari wayday" Mid ka mida haweenka burco


LATEST NEWS