[War Farxad Leh] Roobabkii Guga Oo Ka Hurtay Qaybo Ka Mid Ah Togdheer Iyo Goob Jogayaal Ka Waramay Roob Ma Hiigaan Ah Oo Hadda Da,aya.

0
Tuesday 4th April, 2017 in Wararkii Maanta by Hargaysa Office
  • Visits: 689
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [War Farxad Leh] Roobabkii Guga Oo Ka Hurtay Qaybo Ka Mid Ah Togdheer Iyo Goob Jogayaal Ka Waramay Roob Ma Hiigaan Ah Oo Hadda Da,aya.

    [War Farxad Leh] Roobabkii Guga Oo Ka Hurtay Qaybo Ka Mid Ah Togdheer Iyo Goob Jogayaal Ka Waramay Roob Ma Hiigaan Ah Oo Hadda Da,aya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

[War Farxad Leh] Roobabkii Guga Oo Ka Hurtay Qaybo Ka Mid Ah Togdheer Iyo Goob Jogayaal Ka Waramay Roob Ma Hiigaan Ah Oo Hadda Da,aya.




Hargaysa (Karin)  Deegaano ka mida deegaanadda hoosyimada gobolka togdhee ayaa lagu soo waramaya inay ka curteen roobabka Gu,ga waxaaa wararka la helayaa sheegayaan in degmda gebo gebo oo togdheer hoostimadaa uu helay roob lagu diirsaday isla markaana dhibicda uu ku soconaayo ay tahay mid xawli ah 

 

Goboladda bariga somaliland oo mudooyinkii ugu danbeeay abaar baahsani ka jirtay ayaa alle shacabku waxay ka sugayaan inuu raxmaadiisa ka waraabiyo waxaana wararku sheegayaan in roobkan da,ay ay dadka iyo duunyaduba ku dirsadeen 


Gudomiyaha degnada gebo gebo ayaa warbaahinta u sheegay in roobkani ahaa mid mihiigaan ah isla markaana aanu roobkani ku eekayn Degmada Oo Keliya Balse uu ku sii jeedo Eegayaan Deegaano Badan Oo Hoos Yimaada Degmada Gebo Geobo ee gobalka Togdheer.

 

LATEST NEWS