Barnaamijka BARO SHAKHSIYADDA FANAANKAAGA Oo Ay Ka Karin News Bilowday Iyo Qaybtii 1aad Oo Aanu Ku Soo Qaadanayno Fanaanka Cabdi Qaboojiye [ Waa Kuma?]

0
Thursday 13th April 2017 23:50:58 in Wararkii Maanta by Tafatiraha Guud
  • Visits: 681
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Barnaamijka BARO SHAKHSIYADDA FANAANKAAGA Oo Ay Ka Karin News Bilowday Iyo Qaybtii 1aad Oo Aanu Ku Soo Qaadanayno Fanaanka Cabdi Qaboojiye [ Waa Kuma?]

    Barnaamijka BARO SHAKHSIYADDA FANAANKAAGA Oo Ay Ka Karin News Bilowday Iyo Qaybtii 1aad Oo Aanu Ku Soo Qaadanayno Fanaanka Cabdi Qaboojiye [ Waa Kuma?]

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Barnaamijka BARO SHAKHSIYADDA FANAANKAAGA Oo Ay Ka Karin News Bilowday Iyo Qaybtii 1aad Oo Aanu Ku Soo Qaadanayno Fanaanka Cabdi Qaboojiye [ Waa Kuma?]


London( Karin) Fanaanka caanka ah ee Cabdi Jaamac Caabi oo dadku ama bulshadu u taqaano Cabdi Qaboojiye ayaa nasiibkiisu siiyay inuu noqdo qofkii ama fanaankii koobaad ee aan ku bilowno barnaamijka cusub ee ay karin news bilowdey.

Barnaamijkaa oo aanu ugu magac darnay BARO SHAKHSIYADDA FANAANKAAGA hadaba aan u daa degno qofka uu yahay al fanaan cabdi Qaboojiye.
Qaboojiye waa fanaan ku fiican saaxiibtinamada, isdhexgalka iyo lasocodka bulshada dhanka kale waa shakhsi neceb beenta iyo wax isdaba marinta waana shakhsi aan ku wanaagsanayn xidhiidhka telefoonada wuxuuna necebyahay meelaha dadka badan iyo buuqa dhagihiisuna waxay necebyihiin inay maqlaan hadalada badan iyo muranka.






waa shakhsi naxariis badan haduu arko qof la dulmayo ama dhibaataysan wuxu sifudud u dhexgalaa muragada haysata qofkaas waanuu ku qiiroodaa arinta uu ka naxo
Qaboojiye asal ahaan wuxuu ka soo jeedaa Magaalada Burco ee dalka Somaliland inkastoo ay ku wayntahay jiritaanka Somaliland hadana waa shakhsi aaminsan in ay yihiin walalo Reer Somalia marka laga soo tago heeso dhawra oo uu uga qayb qaatay wadanka somalia dhanka guubaabada Nabada Sida HEESTII SIYAASADU MAAHA DHIIG iyo XAMAR WEY DEKAANTOO... wuxuu qof ahaan ka xumaadaa dhibka ka jira somalia wuxuuna jecelyahay inay noqoto nabad.



Karin News
London.

La Soco Fanaanka Labaad Ee Aanu U Soo Xulnay Akhristayaasha Karin News .
LATEST NEWS