Masuul Xil Loo Magacaabay Iyo Mudanihii Hore U Hayay Oo Careeyay Saraakiishii Ka Saraysay + Xayndaabka Wasaaradda Oo La Dhaafiyay + Kabash Kabashta Hadda.

0
Saturday 15th April, 2017 in Wararkii Maanta by Hargaysa Office
  • Visits: 598
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Masuul Xil Loo Magacaabay Iyo Mudanihii Hore U Hayay Oo Careeyay Saraakiishii Ka Saraysay + Xayndaabka Wasaaradda Oo La Dhaafiyay + Kabash Kabashta Hadda.

    Masuul Xil Loo Magacaabay Iyo Mudanihii Hore U Hayay Oo Careeyay Saraakiishii Ka Saraysay + Xayndaabka Wasaaradda Oo La Dhaafiyay + Kabash Kabashta Hadda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Masuul Xil Loo Magacaabay Iyo Mudanihii Hore U Hayay Oo Careeyay Saraakiishii Ka Saraysay + Xayndaabka Wasaaradda Oo La Dhaafiyay + Kabash Kabashta Hadda.

Aqoonyahan Dr. Muuse Suudi ayaa loo magacaabay isu duwaha caafimaadka Saraar Aqoonyahankan ayaa ah dhakhtar ku takhasusay caafimaadka.


Beddelka isu duwihii hore ayaa yimid kadib kormeer ay sameeyeen madaxda wasaarada ee heer gobol iyo heer qaran, isla markaana ay ugu kuur galeen waxqabadka isu duwihii hore oo shaqadiisa dadku saluugeen.


Masuulkan la magacaabay oo aqoon dheer caafimaadka u leh ayaa masuulkii ka horeeyay markii uu ku fashilmay xilkii uu hayay wuxuu miciin biday inuu odayaal dabada ka riixo si xilkiisa loogu soo celiyo isla markaana wuxuu qiray inaanu mar danbe is dhigan doonin balse taasi waxay noqotay mid niyad xumo ku noqonaysa waxaana xubno isaga lacag dhuuni ka doonaya ay u daba yaacayaan sidii xilka dib ugu soo celin lahaayeen 



Xubnaha la daba ordaaya ayaa waxa ka mid ah maayirka dhan ee degmada caynaba xilka u hayo oo xilkii umadda kaga mashquulay xubno xilalkoodii gudan waayay oo xubnihi ku shaqada lahaa xilkii ka qaadan isla markaana uu doonaayo inuu kala gor gortamo shaqo aanu howsheeda lahay 

Isu duwe aqoonyahan ah oo loo magacaabay caafimaadka gobolka Saraar


LATEST NEWS