Barnaamijkii Taxanaha Ahaa Ee BARO SHAKHSIYADDA FANNAANKAAGA Oo Qaybtiisii 2aad Aanu Idiinku Soo Xulnay Fanaanadda Farxiya Kabayare [Waa Tuma?]

0
Sunday 16th April 2017 01:33:07 in Wararkii Maanta by Tafatiraha Guud
  • Visits: 922
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Barnaamijkii Taxanaha Ahaa Ee BARO SHAKHSIYADDA FANNAANKAAGA Oo Qaybtiisii 2aad Aanu Idiinku Soo Xulnay Fanaanadda Farxiya Kabayare [Waa Tuma?]

    Barnaamijkii Taxanaha Ahaa Ee BARO SHAKHSIYADDA FANNAANKAAGA Oo Qaybtiisii 2aad Aanu Idiinku Soo Xulnay Fanaanadda Farxiya Kabayare [Waa Tuma?]

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Barnaamijkii Taxanaha Ahaa Ee BARO SHAKHSIYADDA FANNAANKAAGA Oo Qaybtiisii 2aad Aanu Idiinku Soo Xulnay Fanaanadda Farxiya Kabayare [Waa Tuma?]

USA (Karin) Fanaanadda Farxiya Mohamed Cabdulle Cismaan cali sugurow Kabayare, ayaa noqotay qofkii 2aad ee nasiibku siiyo Barnaamijka inaanu idiinka xog-ogaal warrano shakhsiyaddeeda iyo sidoo kale waxyaabaha ay caanka ku tahay ee aanay aqoon dadka qaarkii iyagoo haddana jecel fankeeda
Haddaba fanaanadda farxiya kabayare waa tuma?, farxiya kabayare waxay ku nooshahay dalka Maraykanka waa fanaanadda garasho leh, deeqsiyad ah farxad badanna leh,una qalbi jilicsan dadka baahan ee ay duruufaha kala duwan haystaan iyo sidoo kale xaaladaha kala duwan ee qofkasta mar uun soo mara .


Bulshada sida wacan u taqaana fanaanadda farxiya kabayare ayaa ku arka farxiya oo ubaxaysa suuqa qaadaysana lacag ay leedahay si ay ugu kaalmayso kuwa u baahan waa hadii ay kulmaan ee!, kumana bixiso hantida hab qabiil ah waa se qofka ay u aragto inuu u baahan yahay.
Farxiya waa qof ay ku badan tahay bacda ama waxa looyaqaan baanarooyada ama shakiga, waxay difaac badan kaga jirta iska ilaalinta kuwa ku faafiya qaybaha baraha bulshada ama internet ka fadeexooyinka kala duwan, waxay neceb tahay dadka faafiya ceebaha bulshada ama dadka ka duuba siraha qarsoon.



inkastoo ay asal ahaan ka soojeedo Somalia dad badana ay u haystaan inay tahay shakhsi xagjir ah haddana Kabayare waxay jeceshahay nabada Ay gaadhay Somaliland balse waxay aad u dhibsataa markay la kulanto qof xadhig ku mutaystey tagitaanka Xamar sida suxufi ama fanaan, Somaliland waa meel ay ku hamido inay tagto mar'uun balse waxa uga muhiimsan sidii ay usaari lahayd shakiga la kala dhex
dhigay iyada iyo bulshada reer Somaliland.


Karin News
USA.

La Soco Qaybta 3aad Iyo Fanaanka Nasiibka U Yeeshay ....
LATEST NEWS