Sirta Ka Danbaysay Maansooyinka Miimlayda Ee Weedhsame + Sam Sam Oo Guri Ku Kacaya 140 Kun Oo Doller U Dhisaysa Laab-saalax Iyo Qorshaha Lacagta Bilkasta Xidiguhu Ka Qaataan Maaliyadda [Xaasaasi]

0
Monday 17th April, 2017 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 6198
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sirta Ka Danbaysay Maansooyinka Miimlayda Ee Weedhsame + Sam Sam Oo Guri Ku Kacaya 140 Kun Oo Doller U Dhisaysa Laab-saalax Iyo Qorshaha Lacagta Bilkasta Xidiguhu Ka Qaataan Maaliyadda [Xaasaasi]

    Sirta Ka Danbaysay Maansooyinka Miimlayda Ee Weedhsame + Sam Sam Oo Guri Ku Kacaya 140 Kun Oo Doller U Dhisaysa Laab-saalax Iyo Qorshaha Lacagta Bilkasta Xidiguhu Ka Qaataan Maaliyadda Xaasaasi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sirta Ka Danbaysay Maansooyinka Miimlayda Ee Weedhsame + Sam Sam Oo Guri Ku Kacaya 140 Kun Oo Doller U Dhisaysa Laab-saalax Iyo Qorshaha Lacagta Bilkasta Xidiguhu Ka Qaataan Maaliyadda Xaasaasi


Hargeysa (KNN):- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Marwo Sam Sam Cabdi Aadan oo inta badan safka hore kaga jirta musuq maasuqa Somaliland si wayna ugu ololaysa qadiyadda beesha ay ka soo jeedo ayaa mar kale jabisay Score-ka Qabyaaladda iyo reernimada Somaliland.


Waxa ay bixisay 140$ Kun oo Doller oo ay ugu talo gashay in uu ku baxo guri casri ah oo ay u dhisayso Gudoomiyaha kooxda Xidigaha Geeska Abwaan Xasan Dhuxul Laab-saalax halka sidoo kale ay ka bedeshay gaadhigii ka dhacay Axmed-weli Ibraahim Furinle.



Wasiir Sam Sam waxa ay bil kasta Wasaaradda Maaliyadda uga rartaa kooxda xidigaha geeska lacag aan cadadkeeda la qiyaasi Karin oo naas nuujin ah taasi oo aan ku jirin Misaaniyadda qaranka iyo Bayrolka midna balse ula badheedhay awoodeeda qabyaaladeed ee Heerka sare maraysa.


Dhinaca kale Guriga ku kacaya 140$ ee Doller waa sababta ay ku soo baxday Maansada Miimlay oo uu curiyey abwaan Xasan Daahir Ismaaciil Weedhsame isaga oo ka biyo diidsan lacagta intaa lee gee sifaha xaaraanta ah ku baxaya.


La Soco cadaymo rasmi ah oo shabakada Karin ay arintan ka soo bandhigayso.

 

 

LATEST NEWS