KACAA KUFKA XISBIGA WADANNI ADEEGSIGA EEYDA IYO DUMARKA JIDHKOODA KA GANACSADDA COD MA U KEENI KARAAN???"""

0
Monday 17th April 2017 21:21:58 in Aragtida Dadweynaha by Xarunta Dhexe
  • Visits: 244
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    KACAA KUFKA XISBIGA WADANNI ADEEGSIGA EEYDA IYO DUMARKA JIDHKOODA KA GANACSADDA COD MA U KEENI KARAAN???"""

    KACAA KUFKA XISBIGA WADANNI ADEEGSIGA EEYDA IYO DUMARKA JIDHKOODA KA GANACSADDA COD MA U KEENI KARAAN???""" Qalinkii:Hashim Mohamed Ali Hargeisa Somaliland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

KACAA KUFKA XISBIGA WADANNI ADEEGSIGA EEYDA IYO DUMARKA JIDHKOODA KA GANACSADDA COD MA U KEENI KARAAN???""" Qalinkii:Hashim Mohamed Ali Hargeisa Somaliland.

HanaankaXisbiyaddabadanwuxuuka tarjumaain la heloM/waynayaashiiwadanka

Hogaamin lahaa,laguna soo dooranayodoorasho hal cod oo xor iyo xalaal ah,oo qofna aan codkiisa

Lagu dirqiyi ama lagu khasbi Karin xisbiaanu ka tirsanayn ama aanu taageersanayn,xisbiyaddu

Waxayyeeshaanlabeentawadanka ugu wanaagsan oo horseedi karainay shacabwayanaha

quluubtodaKasbadaan ,laabeentaasi waa r ag iyo dumar aan lahayn balwadahaqofka mustaqbalkiisa

Geliyamugdiaad u fool xun ha noqoto,Khaniisnimo,Dumarka jidhkooda ka ganacsada,qamriilayaal,

Kuwoxashiishadda la qabatimay,xisbigaasi haddii uu noocyadaas u bato wuxuu noqdaa xisbiaan

Ka xishoon dadka ehlu-sharafka ah,ha noqdaanCulimaaudiin,M/wayne,M/wayne Ku xigeen,Wasiiro,

Xildhibaano,Badhasaabyo,Maayaro,Ganacsato,Aqoonyahan,Siyaasiyiin,Xisbigaasina wuxuu ku caan

Ku noqdaa inuu ka soo horjeesado horumarkasta oo wadanka laga hirgelinayo,heshiisyo caalamiya oo

Dawladdo lala galo,sidalabadda mashruuc ee ugu balaadhan Somaliland waa balaadhinta dekedda

berbera ,iyo saldhiga milateriee wadanka imaaraadka carabtu ka samaysanayo garoonka dayuuradaha

Ee berbera,haddiiaan dib ugu yara laabtowakhti M/wayne Axmed-Siilaanyo ku tegay sanad

fasaxeedkiisii Wadanka Ingiriiska ,ee uu joogay muddo afar habeen ah ayaa waxaan galay you-tube

Iyo websityadda qaar Waxaanku arkaygabadh aad u wayn oo aan da,deeda ku qiyaasay ilaa 50 sano,

Gabadhaasi waxay ku hadlaysayhadaloaanu ku hadleen ninka saqraanka ahi waxay leedahay iminkaan

Kaimi dhakhtarkiiuu jiifayM/wayne Axmed-Siilaanyooo waxaa lagu samaynayaa qaliin dhinaca

Maskaxda ah,iyo hadalo aad iyo aad u fool xun,waxaan la hadlayqurbo-jooga reer London qaar ka mid

Ah Waxaan idhiwaargabadhan daawadda waxan ay ku hadlaysaa ma dhabbaa waxay igu jawaabeen

waargabadhan miyaanad garanayn waxaan ku idhi weligay maan arag waxay igu yidhaahdeen

miyaanadogayn in xisbigii wadanni ee loo hanwaynaa ee la is-lahaa xisbiga kulmiye kabuhuu la

dulmarayaa in shaqsiyaad u badan khaniisiin,iyo dumarka jidhkooda ka ganacadaa inaytalo ku soo

Jeediyeen sida keliya ee ay inoogu badinaysaa waa inaynujaaliyadaha reer yurub,ustareeliya,Canadda

maraykan,wadamadda carabta kuwooda ugu dhaqanka xun aynu xisbiga ku soo darno,

Si aynu u nidhaahno markaanu taladda dalka qabano waxaanu barlamaanka 30% ka siinaynaa dumarka

Jidhkooda ka ganacada,kuwa ragga wax ka daya,kuwa xashiishadda iyo qamriga caba,idinkuna waa inaad

100% nala shaqaysaan oo M/wayne Axmed-Siilaanyo iyo marwaddiisa,Murashaxa M/wayne –nimoee

Xisbiga kulmiye iyo marwooyinkiisa,Wasiirka Madaxtooyadda iyo xaasaskiisa,wasiiradda

kale,xildhibaanadda aynu kala xisbiga nahay aad u samaysaan fadeexaddo aad u fool xun oo been abuur

ah dadka wax-garatadda ahina inaga rumaystaan,mar haddii xisbiga kulmiye wadanka horumar aad

 

U balaadhan uu ka qabtay ,waa inaynu ka kala daadino waxyaalaha uu mustaqbalka ka dhiman ee uu

Dhamaystirayo,waa inaynubeelaha xisbiga kulmiye ku jira aynu u samaynoeeybilaa dhaqan ah oo

TV-yadda ka yidhaahda Samaroon,H/jeclo,Araab,Ciidagale,Dhulbahante,Warsangeli,Ciise Iyo Gabooye

Way ku Qasban yihiin inay noo codeeyaan,oo aynu samayno Eey kale oo isla xisbigeena ah oo odhanaya

Idiin codayn mayno mar haddii caqligii habar awal sidaas u hadlayo,waa kaarto ay iminka la soo baxeen,

Kaaartadaasina way fashilantay.

Xisbiga wadanniWaxaa Murashax ka ahshaqsi miisaan leh waa C/raxmaan ciiro oo ah shaqsi edeb leh

 

Oo aan dhadhaca aqoon balse kuwa ka hooseeyaa ay xisbiga ku burburinayaan,Marwo Faadumo Siciid

oo la wada garanayo oo ubadkeedii markii ay dayacday ee ay gurigeeda fadhiyi waydayinamaddeeda

Qaar aya xashiishadda caba,qofka sidaas ah ee yadduna aanay wanaagsanahayn oo hay'addihii ay u

shaqayn jirtay laga hayocajaladdo dhaqan xummo ah inay madaxda qaranka iyo marwoyinkooda ay

Aflagaadayso waa arrin aad u fool xun,qofku marka uu nadiif yahay oo ay tahay gabadh bilaa muxram

Tobaneeyo nin marba qaarad la safraysa oo waxa lagu samayn doono iyo inay yaddu tahay gabadh

balwaddaha Xaaraanta ah sida Zinadda,Qamriga,Xashiishadda u aragta xadaarad caalamku gaadhay

Oo haddii yadda lagu samaynayo ama dumar kale lgu samaynayo u aragta wax layskaga dhaafinayo

Wakhtigaiyo kaar jebinta .

Waxaan kaloo aad ula yaabayxildhibaan siciida cilmiroobleoo ka hadlayey sixir bararka,halkii la

islahaa si cilmiyeeysan ayuu uga hadlayaa wuxuu tv-ga la soo fadhiistay waa inay shacabku mudaharaad

Sameeyaan sidii kuwii ka dhacay tuuniisiya iyo masar,xukuumadda Axmed-Siilaanyo haddii ay tahay

Xukuumad adag xildhibaankaas laba mid uun ayaa la samayn lahaa in awood lagu saaro barlamaanka

Sidii xildhibaanimaddiisa loo cancel garayn lahaa ama golaha laga eryi lahaa,haddii kale ugu yaraan

Toban sano oo xadhig ah ayaa lagu xukumi lahaa,sababtoo ah xildhibaanka doonaya inay Somaliland

Burburto kama duwanaa culimadda tagfiirka ee la xidhay.

Xukuumaddu waa inay talaabo adag ka qaado qofkasta oo wadanka doonaya in foowdo la geliyo,

Ha noqdo culimaaudiin,ha noqdo,madaxdhaqameed,ha noqdo masuuliyiinta sadex xisbi qaran,

Ha noqdo milateri,ha noqdo boolis,ha noqdo sirdoon,ha noqdaan taageerayaasha sadexda xisbi qaran.



LATEST NEWS