Kooxaha Mucaaradka Turkiga Oo Ganafka Ku Dhuftay Natiijadii Uu Helay Madaxweyne Erdogan Iyo Waxyaabaha Ay Ku Doodayaan.

0
Tuesday 18th April, 2017 in Wararkii Maanta by Hargaysa Office
  • Visits: 83
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kooxaha Mucaaradka Turkiga Oo Ganafka Ku Dhuftay Natiijadii Uu Helay Madaxweyne Erdogan Iyo Waxyaabaha Ay Ku Doodayaan.

    Kooxaha Mucaaradka Turkiga Oo Ganafka Ku Dhuftay Natiijadii Uu Helay Madaxweyne Erdogan Iyo Waxyaabaha Ay Ku Doodayaan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxaha Mucaaradka Turkiga Oo Ganafka Ku Dhuftay Natiijadii Uu Helay Madaxweyne Erdogan Iyo Waxyaabaha Ay Ku Doodayaan.


Hargaysa (Karin) Kooxaha mucaaridka dalka Turkiga ayaa magaalada Istanbul ka dhigay, dibad baxyo ay ku diidan yihiin, natiijadii aftida dastuurka ee dalka Turkiga, 

taas oo xisbiga Madaxweyne Erdogan hogaamiyaa ku guulaystay Aftidii laga qaaday waddanka turkiga oo malaayiin shacab ah isugu soo baxeen qaabkii doorashadaa codkooda uga dhiiban lahaayeen waxaana inta badan shaashadaha caalamku qabteen madaxweynaha iyo xaaskiisa oo ku ridaaya kaadhadhka codaynta 


Geesta kale garabka uu hogaamiyo madaxweynaha loo qaaday aftida isla markaana ku guulaystay codkii ugu badnaa ayaa muujinaaya farxada uu shacabkiisa la qaadanayo halka xubno mucaaradku hogaaminayaan ka soo hor jeesteen doorashadda aftidaasi la qaaday.
LATEST NEWS