Sam Sam Oo Sawirro Tamashle Iyo Dhoola-tus Ah U Dirtay Shacabka Gobolada Bari + Agab Ku Digasho Ah Oo Ay Borama Iyo Wajaale U Qaybisay [Halkan Eeg]

0
Wednesday 19th April 2017 09:32:14 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 518
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sam Sam Oo Sawirro Tamashle Iyo Dhoola-tus Ah U Dirtay Shacabka Gobolada Bari + Agab Ku Digasho Ah Oo Ay Borama Iyo Wajaale U Qaybisay [Halkan Eeg]

    Sam Sam Oo Sawirro Tamashle Iyo Dhoola-tus Ah U Dirtay Shacabka Gobolada Bari + Agab Ku Digasho Ah Oo Ay Borama Iyo Wajaale U Qaybisay Halkan Eeg

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sam Sam Oo Sawirro Tamashle Iyo Dhoola-tus Ah U Dirtay Shacabka Gobolada Bari + Agab Ku Digasho Ah Oo Ay Borama Iyo Wajaale U Qaybisay Halkan Eeg


Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Marwo Sam Sam Cabdi Aadan ayaa socdaal tamashle ah ku joogta gobolka Awdal iyo magaalada ay ka soo jeedo ee Gabiley waxaana ay halkaasi ku qaybinaysaa Raashin iyo dawooyin aan wakhtigan loo baahnayn balse u jeedadeedu tahay in ay fariin ugu dirto shacabka Gobolada bari oo xaalad abaareed ku sugan.


Sawiro ku digasho iyo dhoolatus ah ayey Wasiir Sam Sam ku soo gashay goboladaasi ay socdaalka ku joogto halka ay gurmad qaran u baahan yihiin dadka abaaraysan ee gobolada bari oo dhimashadoodu dhawr iyo toban marayso.



Inta badan Sam Sam Cabdi waxa lagu tiriyaa wasiir u nugul arimaha qabiilka iyo qabyaaladda arimaha waxqabad ee ay qabanaysana waxa ay ku eeg yihiin deegaanada iyo dadka ay ka dhalatay ee ay ka soo jeedo.

LATEST NEWS