Maraykanka Oo Gurmad Deg Deg Ah U Diray Deegaanka Buuhoodle Iyo Cali Khaliif Oo Kulan La Qaatay + Deegaanka Ay U Dhaxayaan Iyo Qorshaha Kooxda Galaydh

0
Wednesday 19th April 2017 20:13:59 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 805
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maraykanka Oo Gurmad Deg Deg Ah U Diray Deegaanka Buuhoodle Iyo Cali Khaliif Oo Kulan La Qaatay + Deegaanka Ay U Dhaxayaan Iyo Qorshaha Kooxda Galaydh

    Maraykanka Oo Gurmad Deg Deg Ah U Diray Deegaanka Buuhoodle Iyo Cali Khaliif Oo Kulan La Qaatay + Deegaanka Ay U Dhaxayaan Iyo Qorshaha Kooxda Galaydh

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maraykanka Oo Gurmad Deg Deg Ah U Diray Deegaanka Buuhoodle Iyo Cali Khaliif Oo Kulan La Qaatay + Deegaanka Ay U Dhaxayaan Iyo Qorshaha Kooxda Galaydh

 


Buuhoodle (KNN):- Dawladda Maraykanka oo ka jawaabaysa baaq qaylo dhaan ah oo ka soo baxay kooxda Cali Khaliif ayaa waxa ay wefti gurmad deg deg ah u dirtay Magaalada Buuhoodle kuwaasi oo gacan ka gaysanaya xaalada abaareed ee dalka ka jirta.

Image may contain: 2 people, people sitting

Weftiga ayaa caawa ku hoyan deena Magaalada Buuhoodle waxaana isla caawa kulan casho ah la qaatay Hogaamiyaha Kooxda Khaatumo Mr. Galaydh oo Buuhoodle ku sugan.



Maraykanku waa wadankii ugu horeeyey ee si toos ah u yimaada deegaanada Bariga Somaliland oo xaalad abaareed oo xuni ka jirto dhimashaduna ay meel halis ah marayso.

 


LATEST NEWS