Xaaladii Abaarta Oo Qadhaadhaatay Iyo Sayliciga Madaxtooyada Oo Aamusni Miciin Biday + Juuq La,aanta Wasiiradda Tunka Waaweyn [Xaasaasi].

0
Wednesday 19th April 2017 22:31:09 in Wararkii Maanta by Hargaysa Office
  • Visits: 151
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xaaladii Abaarta Oo Qadhaadhaatay Iyo Sayliciga Madaxtooyada Oo Aamusni Miciin Biday + Juuq La,aanta Wasiiradda Tunka Waaweyn [Xaasaasi].

    Xaaladii Abaarta Oo Qadhaadhaatay Iyo Sayliciga Madaxtooadda Oo Aamusni Miciin Biday + Juuq La,aanta Wasiiradda Tunka Waaweyn [Xaasaasi].

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xaaladii Abaarta Oo Qadhaadhaatay Iyo Sayliciga Madaxtooadda Oo Aamusni Miciin Biday + Juuq La,aanta Wasiiradda Tunka Waaweyn [Xaasaasi].


Hargaysa (Karin) Xaaladda abaarta ka jirta bariga oo ka sii dartay iyo wax u qabasho la,aanta xukuumadda oo halkii ugu liidatay maraysa


Shacabka kala duwan eek u dhaqan goboladda bariga Somaliland isla markaana ku nool dhul baaxadeedka ugu balaadhan Somaliland ayaa ka niyad jabay xukuumadda Somaliland oo in badan ay u hanwaynaayeen isla markaana ay ku tuhmayeen inay tahay mid shacabkeeda danaynaysa



Wasiiradda ugu tunka weyn xukuumadda ayaa ah kuwo indhaha si badheedha uga qarsanaya abaarta ka jirta bariga Somaliland taasina waa mid ceeb iyo fadeexad ku ah wasiiradda xilka u haya umadda haraadka iyo gaajadda u dhimanaysa


Madaxweyne ku xigeenka somaliland oo guddida abaaraha gudoomiye u ah ayaan ilaa iminka la hayn meel warkiisu maraayo isla markaana waxa uu warbaaghinta ka fiirsadaa marba xaalada culus ee bariga ka jirta waxaana dadka indha indheeya siyaasadu arinkiisa u fasireen inay dareenkii damiir naxu ka dhamaaday isla markaana danayntiisu ku eeg tahay u gurmadka dadka ay isku haybta yihiin eek u nool galbeedka kooban ee markii ba wax la gaadhsiin karo


Ilaa iminka wasiiradda xukuumadda madaxweyne siilanyo ku jirra ayaan wax talaabo ah qaadin taasina waa mid micno gaara u yeeshay inay xukuumadda iyo xubnaheeda wasiiradu dabar adag ka yeesheen u gurmadka dadka abaaruhu halaakeeyeen ee bariga .


LATEST NEWS