Ninkii Reer Muqdisho Ee Madaxtooyada Soomaaliland Oo Suuqa Hargaysa Magaciisii Ku Faafay Iyo Ubad Mujaahidiintii Geeryootay Ay Dhaleen Oo Ka Hadlay.

0
20 April 2017 01:38 in Wararkii Maanta by Xafiiska Hargeysa
  • Visits: 2759
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ninkii Reer Muqdisho Ee Madaxtooyada Soomaaliland Oo Suuqa Hargaysa Magaciisii Ku Faafay Iyo Ubad Mujaahidiintii Geeryootay Ay Dhaleen Oo Ka Hadlay.

    Ninkii Reer Muqdisho Ee Madaxtooyada Soomaaliland Oo Suuqa Hargaysa Magaciisii Ku Faafay Iyo Ubad Mujaahidiintii Geeryootay Ay Dhaleen Oo Ka Hadlay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ninkii Reer Muqdisho Ee Madaxtooyada Soomaaliland Oo Suuqa Hargaysa Magaciisii Ku Faafay Iyo Ubad Mujaahidiintii Geeryootay Ay Dhaleen Oo Ka Hadlay.



Hargaysa (Karin) Maxamed Okiyaale oo warbaahinta Karin News warkiisa soo heshay ayaa bulshada ku nool magaalada hargaysa durtaba falaqeyn ku bilaabeen, xogtan ay faafisay Karin News ayaa haataan ay maraysa meel xasaasi ah, waxaana karin news la soo xidhiidhay ubad ay dhaleen mujaahidiintii dalka soomaaliland u dhintay ee naftooda ku waayay .

Ubadkan ayaa karin news u sheegay inay gacantooda ula tagayaan haddii aan war deg deg ah laga soo saarin oo madaxtooyadu dhacdadan ka hadal iyo sababta ninkan aan soomaalilandder ka ahayn uu kula joogo madaxwayne silaanyo iyo goobta qaranka soomaaliland looga arrimiyo .


Abaabul iyo is xulafaysi ayaa meelaha qaar ee magaalada hargaysa ka socda waxaana ujeedada abaabulkani daaran yahay ninkan maxamed okiyaale ee sirtii iyo amnigii qaranka gacanta la galay, in kastoo la sheegay in maxamed okiyaale uu saqbadhka habeenkii ka taliyo gurisa wasiirka arimaha gudaha oo inta badan wasiirka arrimaha guduhu shaqadiisu tahay xaaladda uu dalku habeen kasta marayo.


Karin News
LATEST NEWS