" Meel Kasta Oo Dunida Khilaaf Ka Jirro Lug Bay Kula Jirtaa" Maraykanka Oo Miciyaha U Listay Waddanka Iiran + Maxaa Tuhun Galay.

0
Thursday 20th April 2017 07:57:19 in Wararkii Maanta by Hargaysa Office
  • Visits: 218
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    " Meel Kasta Oo Dunida Khilaaf Ka Jirro Lug Bay Kula Jirtaa" Maraykanka Oo Miciyaha U Listay Waddanka Iiran + Maxaa Tuhun Galay.

    " Meel Kasta Oo Dunida Khilaaf Ka Jirro Lug Bay Kula Jirtaa" Maraykanka Oo Miciyaha U Listay Waddanka Iiran + Maxaa Tuhun Galay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

" Meel Kasta Oo Dunida Khilaaf Ka Jirro Lug Bay Kula Jirtaa" Maraykanka Oo Miciyaha U Listay Waddanka Iiran + Maxaa Tuhun Galay.

Xoghayaha difaaca Mareykanka, Jimm Matti, ayaa sheegey in meel kasta oo khilaaf ka jiro ay Iran ku lug leedahay. Isaga oo ku sugan wadanka uu loolanku ka dhexeeyo Iran ee Sucuudiga ayuu sheegey in ay lagama maarmaan tahay in wax laga qabto dedaalka ay Iran ugu jirto carqaladeyta Yemen.


Hadalkan ayuu yidhi saacado kadib marklii uu xoghayaha arrimada dibada ee Mareykanku sheegey in ay Iran ka soo baxdey heshiiskii nukliyeerka ee ay maamulkii Obama wada galeen, balse waxa uu sheegey in uu madaxweyne Donald Trump amrey in dib loo eego in go'aankii cunaqabateynta lagaga qaadey Iran laba sanadood kahor ay Mareykanka dani ugu jirto.



Warqad uu Mr Tillerson u qorey Congeress-ka ayuu werwer kaga muujiyey waxa uu ugu yeedhay lugta ay Iran ku leedahayay maalgelinta argagixisada.


LATEST NEWS