[Top News] Jaweriga Baarlamaanka Soomaaliya Oo Shaaca Ka Qaaday Sababaha Uu U Hor-Taagan Yahay Mooshinka Saldhiga Berbera.

0
Thursday 20th April, 2017 in Wararkii Maanta by Hargaysa Office
  • Visits: 562
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    [Top News] Jaweriga Baarlamaanka Soomaaliya Oo Shaaca Ka Qaaday Sababaha Uu U Hor-Taagan Yahay Mooshinka Saldhiga Berbera.

    [Top News] Jaweriga Baarlamaanka Soomaaliya Oo Shaaca Ka Qaaday Sababaha Uu U Hor-Taagan Yahay Mooshinka Saldhiga Berbera.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

[Top News] Jaweriga Baarlamaanka Soomaaliya Oo Shaaca Ka Qaaday Sababaha Uu U Hor-Taagan Yahay Mooshinka Saldhiga Berbera.


Hadaba Guddoomiye Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo la hadlayay xildhibaanadda ayaa yidhi "Xildhibaan Cabdilaahi Waxa uu soo jeediyay in mooshinkaas ajandaha loogu daro oo laga doodo, anaguXildhibaanadii Mooshinkaasi keenay oo ka hadlay fadhigii ugu danbeeyay ee baarlamaanka soomaaliya ayaa sheegay ku eedeeyay in uu guddoomiye Jawaari Ka War-wareegayo heshiiskaasi in lagaga hadlo golaha dhexdiisa.


mooshinkaas ma hayno tafaashiisa, heshiiska la galay nooca uu yahay, in aan u gudbiyo xukuumadda oo aan idhaahdo Tafaasiil naga siiya oo aynu wakhti siino waa qodob, laakiin aniga igama ah in aan diiday heshiiskaasi in la hor keeno golahaā€¯ ayuu yidhi
LATEST NEWS