Wada-hadal Khadka Taleefanka Ku Dhex Maray Cabdiraxman Soltelco Iyo Cali Khaliif Galaydh + Muxuu Soltelco Kala Hadlay Galaydh Ee Uu Soo Bandhigay? [Xog Hoose]

0
Thursday 20th April 2017 16:33:00 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 1554
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wada-hadal Khadka Taleefanka Ku Dhex Maray Cabdiraxman Soltelco Iyo Cali Khaliif Galaydh + Muxuu Soltelco Kala Hadlay Galaydh Ee Uu Soo Bandhigay? [Xog Hoose]

    Wada-hadal Khadka Taleefanka Ku Dhex Maray Cabdiraxman Soltelco Iyo Cali Khaliif Galaydh + Muxuu Soltelco Kala Hadlay Galaydh Ee Uu Soo Bandhigay? Xog Hoose

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wada-hadal Khadka Taleefanka Ku Dhex Maray Cabdiraxman Soltelco Iyo Cali Khaliif Galaydh + Muxuu Soltelco Kala Hadlay Galaydh Ee Uu Soo Bandhigay? Xog Hoose


Maayarka Hargeysa ahna Gudoomiyaha Maayarada dalka Cabdiraxman Soltelco ayaa khadka Taleefanka kula xadhiidhay Hogaamiyaha kooxda Khaatumo Cali Khaliif Galaydh oo ku sugan Buuhoodle kaasi oo u bandhigay arimo ku saan san wax ka qabashada socdaalkii laga joojiyey ee Maraykanka.


Maayar Cabdiraxman Ayaa hogaamiye Cali Khaliif u bandhigay in uu Weftiga Maraynka ka socda ee Buuhoodle ku sugan uu kala hadlo hawsha xayiraadda Socdaalkiisa isaga oo damacsan in uu safar ku tago wadankaasi maraykanka.



Cali Khaliif oo kooxdaasi la hadlay waxa uu Soltelco u sheegay in hawshiisa la dhameeyey isla markaana uu Maraykan tagi karo wixii ka danbeeya 18 May lagana yaabo in Cali Khaliif laftiisu u raaco wadanka Maraykanka.


LATEST NEWS