Hogaanka Waddani Oo Dalka Ku Soo Fooleh + Gudoomiyihii Garabka Dhalinyarada Oo Xabsiga Lagu Ilaaway Iyo Tartankii Xaalada Abaaraha Oo Al-baabada Loo Furayo [Xaasaasi]

0
Thursday 20th April 2017 17:45:36 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 700
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hogaanka Waddani Oo Dalka Ku Soo Fooleh + Gudoomiyihii Garabka Dhalinyarada Oo Xabsiga Lagu Ilaaway Iyo Tartankii Xaalada Abaaraha Oo Al-baabada Loo Furayo [Xaasaasi]

    Hogaanka Waddani Oo Dalka Ku Soo Fooleh + Gudoomiyihii Garabka Dhalinyarada Oo Xabsiga Lagu Ilaaway Iyo Tartankii Xaalada Abaaraha Oo Al-baabada Loo Furayo Xaasaasi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hogaanka Waddani Oo Dalka Ku Soo Fooleh + Gudoomiyihii Garabka Dhalinyarada Oo Xabsiga Lagu Ilaaway Iyo Tartankii Xaalada Abaaraha Oo Al-baabada Loo Furayo Xaasaasi


Hogaanka Xisbiga Waddani oo uu ugu horeeyo Murashaxa xisbiga Cabdiraxman Cirro. Hogaamiye Xirsi. Gudoomiye Cabdiqaadir Jirde iyo masuliyiin kale ayaa la filayaa in maal maha soo socda ay dalka dib ugu soo laabteen kuwaasi oo la kowsanaya xaalado is barkan oo uu dalku ku jiro.


Kubadda siyaasadda ee dhinaca Abaaraha ayaa laga yaabaa in Hogaanka Waddani fur furo isla markaana uu sabab u noqdo Gurmadka dadka abaaruhu ku dhufteen ee gobolada Bari oo xaaladii ugu xumayd ku jira halka sidoo kale ay ka kowsanayaan Gudoomiyihii Garabka Dhalinyarada xisbiga Waddani oo xabsiga lagu ilaaway.



Murashax Cirro iyo Xirsi Cali waxa la sheegayaa in ay wadaan deeqo gurmad deg deg ah oo ay dadka la gaadhayaan halka la sheegayo in Gudida Abaaruhu ay il gaar ah ku hayaan xisbiga Waddani oo hadii ay deeqo bixiyaan iyaguna ay ooda ka qaadayaan lacagta kaydka ugu jirta ee dadku ka dhimanayaan.

LATEST NEWS